asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

muxuu yahay xiriirka ka dhexeeya argagixisada iyo QM ?

qm iyo argagixisoDad aad u badan oo ka mid ah umada soomaaliyeed ayaan waxba kala socon halka looga soo duulay dalka iyo dadka soomaaliyeed, umada soomaaliyeed waxaa aysan waxba iska waydiin waxa ay ku waayeen nabadgalyo iyo dawlad xoog leh oo shaqaynaysa, waxaa kale oo aysan soomaalidu waxba ka garanayn cida sida joogtada ah u qarxinaysa iyo kooxaha argagixisadu halka ay ka yimaadeen iyo waxa ay yihiin, soomaalidu waxaa ay tiraahdaa(hadal badan haan ma buuxsho), dalka soomaaliya waxaa ku soo duulay umado badan oo shisheeye  ah oo waliba aad u arxan daran, dano aad u kala duwan ayey ka leeyihiin dalka soomaaliya, shisheeyaha ku soo duulay dalka soomaaliya qaarkood waxaaba ay ku fakarayaan in soomaaliya laga ciribtiro geeska africa,28kii sanoo ee la soo dhaafay umada soomaaliyeed waxaa ku socday dilal iyo qaraxyo iyo dawlad la,aan sababay in shacab badan ay nololxumo u dhintaan qaarna ay naftooda dalka kala cararaan, waliba ninkasta oo soomaalia ah oo ka qaybqaata dhibaataynta dalka iyo daka soomaaliyeed waxaa uu noqonayey madax, hadaba qaramada midoobay ayaa madax u ah shisheeyaha ku soo duulay dalka soomaaliya, hayada QM ayaa gudaha soomaaliya ka shaqaalaysay kumaankum ruux oo argagixiso ah oo si joogto ah uga hawlgala halkii loo diro, dhamaan kooxaha argagixisada ah ee ka hawlgala soomaaliya waxaa ay u shaqeeyaan oo maalgaliya hayada QM,nicholas hayon oo ah nin u qaabilsan soomaaliya hayada QM ayaa aad uga carooday xariga loo gaystay danbiilihii waynaa ee argagixisada ahaa ee abuu maansuur, nicholas hayon waxaa uu sheegay in xariga abuu maansuur uu ahaa qalad, lakiin nicholas hayon qalad uma arkin 34779 ruux oo soomaali ah oo uu abuu maansuur xasuuqay, waliba nicholas hayon waxaa uu aad ugu hanwaynaa inuu abuu maansuur madax uga dhigo maamulka koofurgalbeen, waxaa xusid mudan in hayada QM ay horay ugu guulaysatay in argagixiyihii waynaa ee axmad madoobe kumaankumka ruux ee soomaalida ah xasuuqay  ay madax uga dhigaan maamulka jubaland, si kastaba ha noqtee qayladhaantii u danbaysay ee ka timid hayda QM iyo dawlada taageeta ee ku saabsanaynaa danbiile abuu maasuur waxaa ay umada soomaaliyeed u cadaysay in cida qarxinaysa ay yihiin QM, ugu danbayn hayada QM ciidamada ay ku haysato gudaha soomaaliya waxaa ay ka mid yihiin ciidamado argagixiso ah oo loo keensaday in lagu ciribtiro umada soomaaliyeed. by xaashi

 

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :