asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

Nicholas Hayson kala barto south africa iyo soomaaliya

Kala baro south africa iyo soomaaliyaDawlada soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii foosha xumaa ee ka soo yeeray haysom oo ahaa ergay aan shaqadiisa aqoon oo ka tirsanaa QM, dawlada soomaaliya ayaa siisay jawaabtii uu ku haboonaa ergaygaas qaldamay, dawlada soomaaliya ayaa ku wargalisay  in Nicholas Haysom aan looga baahnayn soomaaliya si degdeg ahna uga baxo dalka soomaaliya, Nicholas Haysom oo ah nin aan waxba ka aqoon hawshiisa ayaa ku gafay madaxbaanida soomaaliya ka dib markii uu faragaliyey arimaha gudaha  soomaaliyeed, jawaabtii ay siisay dawlada soomaaliya waxaa ku diirsaday dhamaan shacabka soomaalaiyeed meelwalba ooy dunida ka joogaan, wasiirka arimaha dibada soomaaliya mudane axmad ciisa cawad asagoo ku hadlaya afka dawlada ayuu ku dhawaaqay in mr Nicholas Haysom uu shanta la galay hawl aan shaqiisa ahayn, sidaas darteena uu dalka soomaaliya sida ugu dhaqsaha badan uga baxo, si kastaba ha noqotee ergayga wareersan ee reer south africa ayaa kala garan waayey south africa iyo somaaliya, waana mida keentay in dalka soomaaliya laga cayriyo.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :