asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

sunta lagu qubo badaha soomaaliya oo waxyeelo badan gaystay

sunta-lagu-shubo-badda-soomaaliya-e1462284251988Qashinka sunta ah ee ay shisheeyuhu  ku shubaan badaha soomaaliya waxaa ku sumoobay malaayiin ruux oo soomaali ah, sunta lagu shubay badaha soomaaliya waxaa ay cuduro cusub ku beereen shacabka soomaaliya, cudura cusub ee suntaasu ay dadka soomaaliyeed u gaysatay waxaa ka mid ah, kansanka, kaduuduiyaha, maqaarla oo dhimanaya,dhiiga oo banaanka u soo daata, qandho joogto ah, indha beelka, haweenka uurka leh oo dhala caruur qariban, timaha oo buuba, cidiyaha iyo ilkaha oo daata, waali badan, madax wareer joogto ah  iyo cuduro kale oo fara badan, xeebaha soomaaliya ayaa noqday meelo lagu soo daadiyo qashinka halinta ah ee la iska  soo fogeeyey ,waxaa gabi ahaanba wasaqoobay  dhulkii soomaaliya, waxaa sunta lagu shubayo soomaaliya ay meesha ka saartay cimiladii wanaagsaanaa ee uu dalkaasu lahaan jiray, waxaa qaalalay malaayiin geed kuwsoo ay gaartay dabayl sumaysan, waxaa dhulka soomaaliya isu badalayaa meel lama dagaan ah, waxaana ku soo noqnoqday abaaro  badan, shacabka ku nool dalka soomaaliya ayaa ah kuwo aan fiyoobayn oo maskaxdoodu lafal gashay sunta ku soo neefsanaysa, iska horimaadaka joogtada ay ee ka socda soomaaliya sababteeda waxaa leh sunta lagu shubay soomaaliya, wali waxaa socda qashinkii lagu shubayey baddaha soomaaliya, mana jirto cid wakiil ka ah oo ilaalinaysa badaha soomaaliya,  ugu danbayntiin kaluunka ku jira badaha soomaaliya ayaa ah mid sumaysan oo aan lacuni akarin.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :