asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

xabashi xagee gaysay danbiile cabdi iley

xabashi xagee gaysay danbiile ilayTan iyo intii ay xabashidu gobolka ay gumasato ee soomaali galbeed ka waday danbiile cabdi ilay waxaan aad isha ugu haynay halka ay gaysay iyo uu dunida uga noolaan doono danbiile cabdi ilay, wararka naga soogaaraya deganada xabashida ayaa sheegaya in maamulka xabashidu ay cabdi iley u qaadeen magaalada awda tigray si uu halkas ugu noolaado, waxaa beenowday in xabashidu ay xireen danbiile cabdi ilay, wararka ayaa sheegaya in danbiile cabdi ilay uu xabashi ka codsaday inay siiyaan magangalyo maadama uu dadkiisii dhameeyey, deegaanka hada lageeyey ayaa ah halkii uu dhashay cadawgii waynaa ee baqtiyey ee miless zanawi, cabdi iley ayaa gobolka soomaali galbeed ka gaystay dhibaatooyin waawayn oo uu ugaystay shacabka soomaaligalbeed, cabdi ilay ayaa xabashida abaal uga raadiyey kumaankum soomaali ah oo uu qaarkood nolosha ku xabaalay,ciidamadii u adeegi jiray danbiile cabdi ilay dhamaantood waxaa ay hada ku sugan yihiin magaalada kismayo waxaana ay u adeegayaan danbiile axmad madoobe,si kastaba ha noqotee danbiile cabdi ilay meelkasta oo uu dunida uga nool yahay rajo lagama qabo inuu raaxo ugu noolaado, waxaana uu mutaysan doonaa in la mariyo sharciga, ma jiro dunida qof oo intuu dad xasuuqo hadana nabad ku noolaada, maamulka xabashidu cabdi ilay kuma hayn karaan magaalada awda, cabdi ilay dacwadiisa waxaa loo gudbiyey maxkamada icc iyo meelkasta oo dunida uu ka jiro sharci, inta ka dhiman nolosha cabdi iley waxaa uu ku dhamaysan doonaa murugo iyo cabsi ,lamana garanayo halka uu ku dhiman doono, ugu danbay waarka ku saabsan in cabdi iley la geeyey waxaa noo soo sheegay wardoonka maamulka ilay u jooga deegaamada xabshida, ugu danbyn 9 nin oo soomaali ah oo ku kala nool dalka iyo dibda xogtooda aad iyo aad ayaan ula socnaa, kana daali mayno ilaa aan danteena kagaaro.

wariye  cawil cali deegaanka feerfeer

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :