asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news, tacsi »

tacsi abwaan cabdulaahi Xersi Baarleex

Abwaan-BaarleexInaa lillahi wainaa ilaahay raajicuun waxaa geeriyooday abwaankii waynaa Cabdulaahi Xersi Baarleex, abwaanka ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday dalka hindia oo xaalad caafimaad loo geeyey, abwaan Cabdulaahi Xersi Baarleex ayaa lagu xusuustaa taariikhdiisa suugaaneed, waxaana uu ahaa nin aad ugu xeeldheeraa dhaantada iyo gabayada gole ka fuulka ah, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo xaasaskii iyo saaxiibadii uu ka baxay abwaan Cabdulaahi Xersi Baarleex, waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, asagana danbigiisa allaha dhaafo, aamiin


soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :