asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news, tacsi »

Cismaan Cilmi Boqore tacsi

cismaan boqoreInaa lillahi wainaa ilaahay raajicuun waxaa magaalada xamar lagu dilay  Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa xildhibaanada dawlada soomaaliya, cismaan ayaa ahaa nin 80 jir ah oo wadani ahaa oo aan cidna eed ka qabin, waxaana uu mudo aad u dheer si nabad ah ugu noolaa magaalada muqdisho, cismaan boqore dhimashasiisa waxaa sabab u noqday danbiilayaal daalimiin ah oo xalaashaday dhiiga umada soomaaliyeed, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo xaasaskii iyo saaxiibadii iyo qabiiladii uu ka abaxay marxuum  Cismaan Cilmi Boqore waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, asagana janadii fardoso allaha ka waraabiyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :