asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

daroogadu waxay dishaa qofkii dugsada

daroogada halista ahDadka wanaagsan ee soo booqda webka ilays.com waxaan u sheegaynaa hadii ay isticmaalaan inay si wayn uga fogaadaan daroogada noocwalba oo ay tahay,  daroogadu waxaa ay soo dadajisaa geerida qofka isticmaala, dadka isticmaala daroogada ayaa noloshoodu ku jirtaa xaalad ciriiri ah, daroogadu waxaa khalad aad u wayn ku keentaa habka uu u shaqeeyo jirka aadanuhu, daroogadu waxaa ay  jirka qarkiis ku samaysaa inay u shaqeeyaan si aad u qaldan, daroogadu waxaa ay si toos ah u weerartaa maskaxda iyo wadnaha  iyo beerka iyo kalayaha iyo dhiiga iyo dhamaan unugyada jirka, daroogadu waxaa qasab ku ah inay fariisiso qayb ka mid ah jirka qofka isticmaala,hadaba maxay tahay daroogada halista ah ee aan ka digayno, daroogadu waa shay markii aad isticmaasho is badal ku keenaya qaab nololeedkaaga, daroogadaas waxaa ka mid ah ( shiishada qaadka sigaarka khamriga kookiinka horuwiinka kiniiniya la isticmaalo binjiga tubakada iyo daroogo kalee aad u badan, dadka isticmaala daroogada waxaa kaga luma dhaqaale badan iyo waqti badan iyo caafimaad badan, waxaana si sahlan u asiiba cudur sababa geeridiisa, hadaba waxaana kula talinayaa akhristayaasha webkaa waa inay u istaagaan sidii ay bulshada soomaaliyeed uga wacyi galin lahaayeen isticmaalka muqaadaardka noocyadiisa kala duwan, waana inay guryahooda ka nadiifiyaan wax kasta oo ka mid ah maandooriyaha, ugu danbayn ilaahay waxaa uu yiri dadow cuna wixii aan idinku risaaqnay oo xalaal ah oo dhayib ah, waana in laraacaa wixii uu ilaahay nafaray.aayad quraan ah

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :