asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news »

kenya oo dulmi cad ku doonaysa dhulbadeedka soomaaliya

kenya-attacks-somalia-ocean-e15138070822711Maamulka wareersan ee nairobi ayaa u tafa xaytay isku daygii ay ku doonayeen inay ku boobaan dhulbadeedka soomaaliya, kenya ayaa si aan gabasho lahayn ugu istaagtay sidii ay ku dhici lahayd dhulka soomaaliya, tan iyo 1996dii sawaaxilaga kenya waxaa ay ku hawlanaayeen sidii ay ku bililiqauysam lahaayeen khayraadka ku jira dhulka soomaaliya, kenya oo adeegsanaysa shirkado badan oo maafiyo ah ayey dhowrsano baaritaan tuugo ah ka waday dhulbadeedka soomaaliya, ka dibna waxaa ay isku dayday inay sheegato lahaansha dhulkaas, waase u suurto gali wayday, dacwad ka dhan ah kenya ayey somaaliya u gudbisay maxkamada caalamiga ah heuge, halka ay kenya wax ku doonaysay laaluush ay siiso shaqsiyaad soomaali ah, talaabadii u danbaysay ee uu qaaday maamulka wareersan ee ahuru ayaa ah inay xiriirka u jareen soomaaliya, maamulka nairobi kama fakarin in ciidamo uga jiraan gudaha soomaaliya, maamula ahuru wax faaiido ah uma hayo dalka soomaaliya, maamulka baahan ee ahuru waxaa ay maalinwalba dalka soomaaliya u dhoofiyaan 20 diyaradood oo daroogo sida, kumaankum sawaaxili ah ayaa gudaha soomaaliya ka shaqeeya, laakin wadanka soomaaliya wax haba yaraatee uu ugu baahan yahay sawaxiga, qoxootiga soomaalida ah ee ku jira xeyahana ayagaa faaiido wayn ku qaba.

kenya waa dawlad dhibaato soo jireen ah ku haysay umada soomaaliyeed, malaayiin soomaali ah ayey xasuuqeen, gobolka ay gumaysato ee NFD dadkii daganaa waxaa ay ka dhigatay mid ay disho iyo mid ay xirto, wali ayey diyaarado ayey ku duqaynaysaa shacabka soomaaliyeed, kenya markii ay laysay shacabkii soomaaliyeed ayey ku dhaqaaqday inay bililiqaysato batrolka soomaaliya, hadaba  maamulka habowga ah nairobi ayaa riyo aan jirin ku marin hababiyey shacabkoodii, xukumada ahuru ayaa xajin waayey nabadgalyada ay haystaan , waxaana ay ka doorbadeen inay gardaro iyo colaad u aadaan dalka soomaaliya, waxaa hubaal ah in maamulka qaldan ee nairobi ay guuldaro baahsan kala kulmi doonaan dulmiga iyo boobka ay ku qaadeen dalka soomaaliya, maamulka indho ku garaadlaha ah ee sawaaxiga ayaa u qaatay inay soomaaliya tahay qoxootiga ay ku xirxirayaan nairobi, maamulka sawaaxiga waxaa uusan la socon inay joogaan ragii iska lahaa dalka soomaliya, ugu danbayn maamulka sawaaxigu waa inuu si degdeg ah uga baxaa gudaha soomaliya , mana jirto diyaaraddanbe oo sawaaxili lee yahay oo daroogo gaysa soomaaliya, ugu danbayn waa la ogaan doonaa cidii ay u daran tahay hadii nabadgalyo la isi siin waayo. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :