asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

maxaa sababay tacadiyada joogtada ah ee dhadiga soo maaliya

tacadiSanadihii u danbeeyey waxaa dalka soomaaliya ka soo yeerayey qaylodhaan ku aadanayd tacadiyo fool xun ee lagula kacoyo hablaha soomaaliya, tacadiyaasu ma ahayn  kuwo jiray sanadahaan danbe oo kaliya ee waa tacadiyo haweenka ku socday 30kii sano ee u danbeeyey, tacadiyada lagula kaco haweenka ku sugan soomaaliya waxaa uu isugu jiraa dil iyo kufsi iyo jirdil, haweenka lagu dilay soomaaliya waa %10 kuwa la jirdilay waa % 15 kuwo la kufsado waa %95, hadaba waxaa iswaydiin mudan maxay dalka soomaaliya ugu bateen tacadiyada loo gaysto haweenka? dhibaatadaas lagu hayo haweenka soomaaliyeed waxaa sababay oo ay salka ku haysaa laba arimood

(1) mida koowaad soomaaliya kama jiro xeer adag oo  u yaala oo lagu xakeeyo haweenka la dhibaateeyo, haweeney kasta oo dhibaato loogaysto arimaheeda waxaa lagu dhameeyaa xeer jijab, mararka qarkood haweeneyda la faraxumeeyey waxaaba loo guuriyaa ninkii kufsaday hadiiba uu aqbalo, ninkasta oo soomaaliya wax ku kufsada kama baqayo in la ciqaabo ama la dilo, dhaqamada iyo xeerka u yaala qabiilooyinka soomaaliyeed kuma jirto in gabar la kufsaday nin rag ah wax loo yeelo, waana mida keentay in marwalba haweenka la dhibaateeyo,

(2) mida labaad dhibaatada ku dhacday haweenka soomaaliyeed waxaa ma suuliyadeeda iska leh waalidiinta dhalay haweenka, waalidiinta soomaaliyeed waxaa ay hor istaageen inay gabadhoodu guursato ninkii ay doonto, waalid walba oo soomaali ah waxaa uu doonayaa in ninka guursanaya  gabadhiisa uu ka helo dhaqaalo aad u badan, waalidiinta soomaaliyeed waxaa culays aad u badan guurkii, waxaa ay diideen inay fududeeyaan guurkii, walidiinta soomaaliyeed gabadhooda lama rabaan nin aan dhaqaalo lahayn, malaayiin dhalinyaro ah oo qaangaar ah oo isugu jira lab iyo dhadig ayaa dhoobaan miyi iyo magaalo walba, waxaana guurkooda isu diiday waalidiinta gabdhaha dhalay oo marwalba ay ka go,an tahay inay dhaqaalo ka helaan ninka gabdhooda guursanaya, aritaasu waxa ay keentay inuu bataan kufsigii iyo foolxamdii iyo tacadiyadii loo gaysanayey haweenka, si kastaba ha noqotee hadii aan xal loo helin labada arimood oo aan kor ku soo sheegay rajo lagama qabo inuu istaago dhibaatooyinka ku socda haweenka soomaaliyeed.

hoos ka daawada waxa ka dhacaya gabadhaya gabadha iyo wiilka la doonayo in la isku mehersho.

“>by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :