asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

Nin ilkaha sameeya ma qali karaa hooyo uur leh

Nin ilkaha sameeya ma qali karaa hooyo uurDalka soomaaliya dawlad la,aantii mudada dheer ka jirtay waxa ka dhashay inuu meesha ka baxo adeegii bulshada, dhamaan goobihii adeegii bulshada waxaa ay isu badaleen meelo gooni loo le lee yahay, waxaana gacanta u galeen dad ka ganacsada, majirto dalka soomaaliya meel ku taala oo lacag la,aan wax laguugu qabanayo, taasina waxaa ay keentay inay meesha ka baxaan dadkii danyarta ahaa, dhacdooyinka xanuunka badan ee ka dhacay dalka soomaaliya waxaa ka mid ah, qoys danyar ah ayaa hooyadii uur qaaday, kadibna waa foolan wayday, waxaana ay ku qasbanaatay in laqalo ama ay hesho dhaqaatiir wanaagsan oo ka fooliya, laakiin isbitaalwalba oo ay tagaan waxaa laga dalbaday lacag badan oo uusan heli karin aabaha qoyska, kadin ninkii danyarta ayaa waxaa uu xaaskiisii u geeyey nin ilkaha sameeya si uu uga fooliyo xaaskiisii, wuuna ka ogolaaday ilka sameeyahii, ninkii ilka sameeyaha ahaa gabadhii foosha ahayd ayuu gudaha la galay albaabkiina waa soo xirtay, mudo 30 daqiiqo kadib ayuu albaabkii furay oo ku yiri ninkii danyarta ahaa kaalay  cunugaaga qaado igana qaad hooyadaan maydka ah, hadii wax laga waydiiyey ninkii ilka sameeyaha ahaa sida uu wax yeelay waxaa uu ku jawaabay waaqalay hooyada waxaana ka soo saaray cunug nool. hadaba habka wax loo qalo ma wax qofwalba iska samaynkaraa mise waa wax la soo barto, si kastaba ha noqotee qofka walba oo ku nool soomaaliya waxaa ay halis badan ku galaan dhibaato uga timid wax ay sameeyey dad aan aqoon u lahayn, soomaaliya goobaha lagu iibiyo daawada iyo dadka ka shaqeeya isbitaalada itooda badan waxaa ay yihiin  dad ay noloshu la gashay, inkastoo ay jiraan kumaankum dhaqaatiir ah iyo farmashiyiiste ah oo wanaagsan, si kastaba ha noqtee in adeegii bulshada uu gacanta u galo dad ganacsato ah waxaa sababteeda iska leh(qabyaalad iyo qabiilka iyo qolo qolo u socodka iyo dawlad la,aanta).

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :