asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

qaybta afka soomaaliga bbc iyo voa waxaa ay ceeb ku yihiin britain iiyo usa

BBC-VOA1-e15143205752531Idacadaha ku baxa afka soomaaliga ee ay leeyihiin dawlaha shisheeye sida bbc iyo voa waxaa ay ceeb iyo lafajab u soo hooyeen labada dawladood ee iska leh oo kala ah britain iyo usa, labadaas idaacadood waxaa ay meel wayn uga dhaceen sumacadii iyo diblomaasiyadii ay dawladahaasu ku lahayeen dalka soomaaliya,  inay qaymo dhacaan bbc iyo voa waxaa sababteeda iska leh kuwa ciyaala suuqa ee ka shaqeeya idaacadahaas, labada idacadood ee ku hadla afka soomaaliga ee kala ah bbc iyo voa waxaa ay gacanta u galeen dad aan waxba ka ka aqoon saxaafad,oo hadana aan waxba ka xishoon, waana dad aan lagu tirin karin fayoobi, wararka kabaxa labadas idaacadood ayaa noqday kuwo cay iyo aflagaado iyo dulmi xambaarsan, waxaana idaacadahaas xarun u noqdeen dad ku hadla afka soomaaliga oo mar hore nolosha ka dhacay, mararka qaarkood waxaad isleedahay ma dad waalan baa ka dhexhadlaya idacadaas, idaacada afka soomaaliga ee bbc waxaa ay hawada ku jirtay in kabadan 50 sano idaacada voa waxa ay hawada ku jirtay in kabadan 10 sano, wali masoo marin taariikhda idacadahaas iyo foolxumada ay maantay dhexfadhiyaan, aniga oo ku hadlaya magaca umada soomaaliya dawlada britain iyo dawlada maraykanka waxaa ka codsanaynaa in dib u eegid ku sameeyaan idaacadaas, hadii kale foolxumada ka socota idaacadaas  waxaa shacabka soomaaliyeed u arki doonaan mid ay ka danbeyeen dawladaha iska leh. yaa u fasaxay in inay labadaas idaacadood ay ka shaqeeyaan dulmi iskudir qoysbur bur qarandumis taageero argagixiso been abuur diin caay iyo qabyaalad,iyo tageero cadawga umada soomaaliyeed iyo kuwo badan oo ka sii xun, ugu danbayn umada soomaaliyeed aad iyo aad ayey u taqaanaa kuwa shaqeeya idacadaas ,wararkii been abuurka ahaa ee ay sii daayeena waa duuban yihiin, markii ay suurto gasho ayaa sharciga lala tiigsan doonaa, marlabaad  dawlada maraykanka iyo ingariisku haka fakaraan sii socoshada idacadaha ku hadla afka soomaaliga ee bbc iyo voa. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :