asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xagee ku yaal xuduuka ay kenya iyo xabashdu la leeyiin soomaliya

xuduuda-kenya-iyo-soomaaliya-e1427174761268Dalka soomaaliya waxaa uu ku yaalaa geeska afrika waxaana daris la ah laba dawladood oo aysan wadagin dhaqan iyo af iyo diin iyo midab , waana xabashio iyo sawaxili, xuduudka rasmiga ah ee xabashidu ay la aleedahay dalka doomaaliya waxaa uu ku yaalaa magalada nazret oo caasimada xabashida u jirta 93km, dhanka sawaaxiga kenya  xuduudku waxaa uu ku yaalaa magaalada mwing oo naibobi u jirta 172 km, sababta keentay inay labadas dawladood  soo galaam dhulka soomaaliya ayaa loo aanaynayaa inay ka dhalatay gumaystihii reer yurub oo qarnigii 19aad  qabsaday soomaaliya uu u qaybiyey 5 qaybood,  dhul badan oo ay soomaaliya leedahay ayuu ingriisku ku wareejiyey sawaaxiga kenya iyo xabashida, xataa taariikhiyan dalka kenya igiriiskii ka hor ma lahayn dhul baddeed, dhanka bada waxaa xuduud ka lahaan jiray soomaaliya iyo tanzaia, dadka dega xeebta laamo iyo mombasa  waxaa ay ka kala tirsanaan jireen soomaaliya iyo zanzibar, gumaysigii ingiriiska ayaa kenya u suurta galiyey inay mombasa noqoto deked ay kenya leedahay, sidoo kale gumaysigii ingiriisku waxaa uu kenya u suurta galiyey inay  gumaysato gobolka wayn ee ay soomaalidu degan tahay ee NFD, mudo qarni ah ka dib markii kenya wayday cid kula dagaalanta oo ka xoraysa gobola NFD,waxaa u suurta gashay inay  gudaha soomaaliya ciidamo u diraan kuna xasuuqaan shacab badan oo soomaaliyeed, 8 sano ka dib keya waxaa ay isku dayday  inay dhulbadeedkii soomaaliya sheegato, waana mida hada taagan , hadaba maxaa umada soomaaliyed la gudboon,  umada soomaliyeed waxaa la gudboon oo kaliya inay fara soorso sawaaxila duliga ah ee ku soo duulay dalka iyo dadka soomaaliyeed, umada soomaliyeed waa inay u istagaan sidii ay kenya isaga dhicin lahaayen, soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa qof aan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo, kenya ma doonayso inay nabadgaliso dalka iyo dadka kana dayso boobka ay wado, maxaa yeelay waxaa ay u ay is tustay  inaysan soomaaliya lahayn awood ay wax isaga dhiciso, kenya tijaabooyin badan oo ku samaysay dalka iyo dadka soomaaliyeed ayaa u suurta gashay, xataa keenya waxaa ay isku dayday inay laashuush ku iibsato dhulka soomaaliyeed,  si kastaba ha noqtee waxaa lagaaray waqtigii ay umada soomaaliyeed la dagaalami lahaayeen sawaaxiga kenya, waana in si toos ah loo abaaraa sawaaxiga kenya , waa in gobolka NFD la galiya jabhado gobonima doon ah oo sawaxiga kula dagaalama gobolkaas, waa in gidaha soomaaliya lagula dagaalaamaa ciidamadeeda, ilaa ay kenya ka gaarto xuduudka mwing  waa inaan laga harin, ugu danbayn saxwaaxiga wa inay ugalida ceereen ku cunaan sida xabashida loo baray inay hilibka ceeriin ku cunaan. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :