asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news »

dad badan oo aan waxba galabsan oo lagu laayey muqdisho

burbur makka al mukaramaWararka ka imaanaya magaalada xamar ayaa sheegaya in fal argagixiso oo aad u fool xun lagu qaaday dad shacab ah oo si nabad ah ugu sugnaa hareeraha jidka makka al mukarama, qaabka dadka loo xasuuqay ayaa lagu sheegay in markii hore lagu qarxey  laba baabuur oo ay ka buuxeen miinooyey, markii xigtayna ay malaysiyo hubaysan xabad ku bilaabeen dadkii dhaawacmay iyo kuwii qaraxa ka badbaaday inta la og yahay waxaa ku dhintay 30 ruux waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100 ruux, dadkii soo abaabulay duulaankaas foosha xun ee ka dhacay makka mukarama ayaa ahaa dad cadow ah oo xamuun aad u wayn u qabay dhiiga shacabka soomaaliyeed, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelada dadkii ku waxyeelabay falkii argagixiso ee ka dhacay jidka makka al mukarama, waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo dadkiinii, intii dhimatay allaha u naxariisto, intii dhaawacantay allaha caafiyo, intii ku xoolo beeshay meelkale alla ka soo galiyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :