asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

koox cunsuriyiin oo dad badan oo muslimiin ah ku xasuuqay New Zealand

1552618554-Christchurch-attack-APKoox argagixiso ah oo cunsuriyiin ah oo ay madax martay muslim nacaybku  ayaa weeraray masaajido ku yaala dalka new zealand, waxaana ay ku xasuuqeen dad aad u badan muslimiin ah , inta la og yahay waxaa weerarka ku dhintay 49 ruux, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 70 ruux,weerarka foosha xun ee lagu laayey muslimiinta waxaa uu ka dhacay laba masaajid oo ku yaala magaalada Christchurch ee dalka new zealand , xiliga la weeray muslimiinta waxaa ay ku guda jireen gudashada salaada jimcaha, falkaan lagu laayey muslimiinta waxaa ay dusha u saran tahay dawlada new zealand oo ka gaabisay inay ka hortagto danbiilayaasha argagixisada ahaa ee weerarar muslimiinta, maxaa yeelay dawlada new zealan waa la socotay social mediyaha ay  isticlaami jireen xagjirada cunsuriyiinta ahaa, tacsi halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa muslimiinta lagu dhibaateeyey dalka newzealan,waxaan leenahay intii dhimatay allha u naxariisto, eheladii ay ka baxeena samir iyo iimaan allaha ka siiyo,intii dhawacantayna allaha caafiyo.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :