asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news »

maamulka ilays.com oo tacsi u diray muslimiintii lagu xas uuqay new zealand

new-zealand-muslimsDalka new zealan waxaa lagu laayey dad badan oo muslimiin ah oo ku cibaadanaysay laba masaajid oo ku yaal magaalada cristcharch ee dalka new zealan, dilkaas waxaa gaystay eey sumaysan oo u dhashay austaraliya, 49ruux ayaa weeararkaas ku dhimatay waxaana dhaawacmay tiro aan si sax ah loo agayn, maamulka ilays.com waxaa ay tacsi tiiraanyo leh  hawada u marinaynaa ehelada muslimiintii wax ku noqotay weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay newzealand, waxaan leenahay intii dhimatay allha u naxariisto, samir iyo iimaana allaha idinka siiyo, intii dhaawacantayna allaha caafiyo, aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :