asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

maamulka ilays.com oo tacsi u diraya ehelada dadkii ay diyaaradu la dhacday

planeWAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH  U DIRAYNAA DHAMAAN EHELADA DADKII KU DHINTAY  DIYAARADII ITHIOPIA AIRWAYS EE SUBUXII AXADA KU BURBURTAY DULEEDKA ADISS ABABS, WAXAAN UGA TACSIYEYNAYNAA GEERIDII MURUGADII LAMA FILAANKA AHAYD EE KU TIMID EHELKOODA, WAXAANA AY AHAYD GEERI XANUUN BADAN OO SI LAMA FILAAN AH UGU DHACDAY 157 RUUX OO SI NABAD AH UGU SAFRAYEY MAGAALADA NAIROBI, DHACDADAAS AAD IYO AAD AYAAN UGA XUNAHAY , WAANA IDINLA QAYBSANAYNAA MURUGADAAS, WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA IDINKA SIIYO. AAMIIN

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :