asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

tacsi ku socota wasiir iyo suldaan iyo fanaanan oo geeriyooday

tacsiTACSI- waxaa umada soomaaliyeed ka baxay sadex ruux oo waxtar ahaa oo bulshaduna ay si wayn u wada taqaanay, hawl  wanaagsana u hayey umada soomaaliyeed,

(1)waxaa geeriyooday Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ahaa wasiirada dawlada soomaaliya, allaha u raxaristee marxuumka ayaa ku geeriyiiday magaalada dubie, marxuumka ayaa u geeriyooday xanuun ku soo booday , allha u xariisto

(2) waxaa suldaan bashiir muuse koonte, sudaanka ayaa ku geeriyooday magaalada boosaaso, suldaanka waxaa dilay dhagarqabe waxaana lagu dhexdilay masaajid dhexdiis, allaha u naxariisto.

(3) waxaa geeriyootay fanaanadii faadumo axmed dhimbil, fanaanada ayaa ka mid ahayd kuwa ugu caansan bulshada soomaaliyeed, waxaana ay ka mid ahayd fanaaniitii ka qaybqaatay gobanima doonkii dalka jabuuti, allaha u naxariisto.

halakaan waxaan tacsi ugu dirayaa ehelada  iyo qaraabadii iyo awlaadi aya ka baxeen sadexda marxuum ee aan kor ku soo sheegnay waxaan lee yahay samir iyo iimaan allah idinka siiyo,ayagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo, aamiin

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :