asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news »

doqon shisheeye wado dal iyo dad ma badbaadiso

kuwo dulaysanAllaha duleeye doqomo badan oo soomaali ah ayaa u istaagay duminta dalka soomaaliya, shisheeyaha liita ee ku soo duulay dalka soomaaliya ayaa adeeg raqiis ah ka helay doqomo soomaali ah , shisheeyaha liita ayaa ka shaqayna wax kasta oo lugooyo ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed,waliba shisheeyahu waxaa ay doonayaan inay dadkana laayaan dalka iyo khayraadkiisana qaataan, hadaba shisheeyaha ku soo duulay dalka soomaaliya waxa ay u qaybsamaan laba qaybood, qaybi waa shisheeye danaystayaal ah, qaybina waa shisheeye liita oo xasad ah oo dhaqankoodu yahay in cidii u dagata aan waxba ka reebayn,  shisheeyaha danaysyaasha ah waa reer galbeed ah, meel aan dani ugu jirina ma,aadaan,  sheeyaha liita ee nacasyada ah waa carabta iyo afrikaanka, hadaba dalka soomaaliya waa shaqo ka dhigtay ahuru iyo emaaraad iyo amaaxaaro, iyo uganda oo ka liidata, shisheeyaha liita waxaa u liita imaaraadka, maamulka wareesan ee emarate dalka soomaaliya ma wadaagaan xuduud iyo dhaqan iyo af iyo midab, doomada imaaraadku waxaa galay damac ah inay dalka soomaaliya ka hor istaagaan horumar iyo nabad ka dhacda, ayagoo ka baqaya in soomaaliya laga soo saro shidaal,maamulka cadawga imaaraadku waxaa ay dhaaale badan ku bixiyey qalaase iyo burbur ka dhaca soomaaliya,waxaa ay dalka soomaaliya u soo xawileen ururo badan oo argagixiso ah, badaha iyo bariga soomaaliya waxaa ay soo galiyeed hub iyo qalabka castiga ah ee wax lagu qarxiyo, waxa ay ka shaqeeyeen in soojoogta ah loo qarxiyo shacabka soomaaliyeed si ay nacaan dalkooda iyo dawladooda, emarete waxaa dalkooda isigu yeereen doqomo soomaali ah oo ay doonayaan inay ka horgeeyaan dawlada soomaaliya, dhaqanka foosha xun ee ka muuqda emaaraadku waa dhaqan lagu yaqaano dawladaha carbeed, damaca waalan ee ahuru ayaa dalkiisa xarun uga dhigo doomo soomaali ah oo uu ku doonayo inuu ku duminayo dalkoodii, kenyatiga ayaa si nacasnimo ah u damaaciyey dalka soomaaliya, waxaana hungiri ka galay inay dhulka soomaaliyeed qaarkiis sheegto, ahuru waxaa uu shirkado mafiyo ah galiyey dhulbadeedka soomaaliya, ahuru ayaa daba jooga doqomo been uga iibsaday dhulbadeeka soomaaliya, maamuulka wareersan ee ahuru ayaa samaynaya  wax kasta oo uu qalalaase ku galiyo dalka soomaaliya, emarate iyo ahuru ayaa edebdarada u badan ka wada soomaaliya, waana mid ay ka wada dheragsan yihiin umada soomaaliyeed, si kastaba ha noqotee kuwa soomaalida ah ee daba nashlaynaya shisheeyaha liita ayaa ah doqomo ah oo  aan lahayn damiir iyo diin, waxaana ay dalkoodii iyo dadkoodii ka doorteen sandareeto ii shisheeye siiyo, ugu danbayn umada soomaaliyeed waa inay samayaan wax kasta oo ay uga hortagi karaan doqomada iyo shisheeyaha is wata ee ku soo duulay dalka soomaaliya, hana ogaato soomaalidu waxa duulaanka lagu hayo inay tahay mustaqbalka dalkiinaa iyo dadkiina iyo diintiinaa iyo ubadkiida.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :