asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

bbc oo u xaydatay habaabin ta hablaha soomaaliyeed

BBCLaanta afka soomaaliga ee bbcda oo ku caan baxday duminta dalka soomaliya ayaa hada shaqo ka dhigatay habaabinta hablaha soomaaliyeed, bbc waxaa ay samaysay barnaamijyo badan oo meel ka dhac ku ah hablaha soomaaliyeed, bbc  ayaa samaysay isku daygii u danbeeyey ee ay hablaha soomaaliyeed ay xerada uga sari lahayeen, umada soomaaliyeed dhaqan iyo hido uma lahan gabdho lagu tartansiiyo gabayo iyo geeraar, waxaa ka daran barnaamij ay ula baxeen 100ka haweenka, barnaamijka baadigoobka gabdhaha,barnaamijka abaal marinta gabdhaha,barnaamijka doorka haweenka, bbcda ayaa bartilmaadeed siyaasadeed ka dhigatay hablaha soomaaliyeed, uhjeedada ka danbaysa duulaanka ay bbcdu ku soo qaaday hablaha soomaaliyeed cidwalba oo caqli leh waa garanaysaa, hablaha soomaaliyeed xuquuqdii ay diinta islaamku siisay mid ka fiican umna hayso bbcdu, waxaa kaliya oo ay bbcdu is tustay inay caqliga ka xadi karto dumarka soomaaliyeed, duulaanka qaawan ee laanta afka soomaaliga ee bbc ay ku hayso hablaha sharafta badan ee soomaaliyeed ayaa ah mid u baahan in laga digtoonado, barnaamijyada ka baxa bbcda ee ku wada saabsan hablaha soomaaliyeed ayaa ah kuwo lagu jilafaynayo  qaymaha iyo sharafka haweenka soomaaliyeed,bbcdu waxa ay ka shaqaynayaan inay haweenka soomaaliyeed ka dhigaan kuwo aan dhaqan iyo diin sharaf lahayn, bbc du waxaa ay geed dheer iyo mid gaaban u fuuleen sidii ay hablaha soomaaliyeed xerada uga saari lahaayeen, bbc ayaa ku haminaysa sidii hablaha soomaaliyeed uga dhigi lahaayeen kuwo ragga la col ah oo ka kacajisa guurka, hadii aad u dhabo gasho bbcdu sida ay ka rabaan haweenkasoomaaliyeed ayaa ah inay ka sahidaan sariigta sidii ay doonaana yeelaan, hadaba hablaha soomaaliyeed ee ku taxan bbcda waxaan uga digaynaa inay ilaashadaan sharafdooda,waana inay ka digtoonaadaan hagardamada fog ee ay bbcdu lamaagtay  haweenka soomaaliyeed,  ugu danbayn waxaa ceeb ah oo lafajab ah in haween soomaaliyeed ay raadiye lasoo istaagaan wax ugu yeereen tartan haween, kiwii horay uga qayb galayna danbidhaaf ilaahay wadiistaan, hana ku noqonina, iskana jira barnaamijyada xuxun ee bbcda ka baxa ee lagu jilaafaynayo hablaha soomaaliyeed. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :