asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

dan shaqsiyadeed ayuu u dunsan yahay dalka soom.

danaystayaalDalka soomaaliya waxaa haya xanuun siyaaseed oo u diiday  inay si caadi ah u talaabsato,  dalka soomaaliya cudurada  siyaasdeed ee ragaadiyey horumarka udiiday ayaa ah dano shaqsiyaad oo huwan qabyaalad, dalka soomaaliya awoodiisii ciidan iyo midiisii dhaqaale iyo midiisii siyaasadeed waxaa ay gacanta u gashay shaqsiyaad soomaali ah oo danaystayaal ah, shaqsiyaadkaasu waxaa ay diideen inay soomaaliya talaabsato, hadii aan qeexi shaqsiyaadkaas u afduubaan yahay dalka soomaliya ayaa ah sidatan, xaga dhaqaalaha soomaaliya waxaa gacanta ku hayashaqsiyaad  ganacsato soomaali ah , bangiyada wax la dhigto iyo dhaqalaha soomaaliya dalka iyo dibada waxaa maamula oo koontaroola shaqsiyaadka soomaalida ah ee iska leh xawaaladaha,  ganacsiga dibada ka yimaada nooc kasta oo uu yahay waxa iska leh oo maamula shaqsiyaad soomaali ah. adeega korontada iyo biyaha laga isticmaalo dalka waxaa gacanta ku caya oo iska leh  shaqsiyaad, ururada argagixisada ah ee qarxiya shacabka soomaaliyeed  in kastoo dibada laga  xukumo hadana waxaa maamula shaqsiyaad soomaali ah, ciidamada soomaaliya cida kala diri karta oo hadana iskuna diri karta waa shaqsiyaad soomaali ah, isbitaalada soomaaliya waxaa iska leh oo maamuulasha shaqsiyaad soomaali ah, waxbarashada soomaaliya waxaa maamusha oo gacanta ugu jirtaa shaqsiyaad soomaali ah, dawlada soomaaliya %10 ayaa gacanta ugu jira dalka soomaaliya, dawladu waxaa ay maamuushaa oo ay xukuntaa meelo cayimada, dawlada soomaaliya awood uma lahan in wixii ay doondo dalka ka samayso, dawlada soomaaliya waxaa ay awoodi wayday inay joojiso imtixaankii fashilmay ee internerka la galiyey, shaqsiyaadka ganacsatada ah ee maroosaday awoodii dawladnimo ee soomaaliya ayaa ku faraxsan dhibaatada iyo duliga haysta umada soomaaliyeed, dawlada soomaaliya hadii ay isku daydo in joojiyaan sunta jaadka ee ay kenya  u soo dhoofinayso soomaaliya waxaa ka hoos dhalanaya shaqsiyaad soomaali ah oo caraysan  waxaana xaalku salka lagalayaa in hanti ay beel leedahay lagu xadgudbay, xawaalaha hadii ay dawladu lahadasho waxaa ay naqonaysa in hanti qabiilo leedyahay ay dawladu ku soo duushay, hadii dawlada soomaaliya ay tirahdo ciidamada kenya ha baxaan waxaa loo gafay jifo ka mid ah soomalida ,waxw alba  oo soomaaliya ka jiray waxaa ay gacanta u galeen shaqsiyaad huwan qayaalad, sidaas darteed waxaa meesha ka baxay adeegii bulshada, waxaa dhulka galay noloshii shacabka, saboolnimada kajirta dalka soomaaliya waxaa ay gaartay  0%_0, siyaasadii arimihii dibada ee soomaaliya waxaa carqaladayn ku wada shaqsiyaad ay maalgaliyaan ganacsada xooga ku haysta soomaaliya, waxaa ay ka shirar lagu macaaradayo dawlada soomaaliya ku qabayaan dibadaha, waxaa  ay xaafiis walba la oo shisheeye lee yahay la hortaagan yihiin dacwad ka dhan ah dawlada soomaliya, maxaa yeelay ayaga dan uguma jirto inay dalka soomaaliya ka dhalato dawlad xoog leh oo kala wareegta dhaqaalha, sida aan ogsoonahay shaqsiyaadka aan kor ku soo sheegnay waxaa ay u sacaba tumayaan maamulka sawaaxilaga ee ku xadgudbay  qaranimada soomaaliya iyo cid walba oo cadaw ku soomaalida, hadaba umada soomaaliyeed waxaa dhexda ugu duuban abeeso aan nolol u ogolayn, dantii ay horumar iyo nolol ku gaari lahaayeen umada soomaaliyeed waxaa diiday oo hortaagan shaqsiyaad soomaali ah oo danaystayaal ah, umada soomaliyeed ayaga loo baahan yahay inay kala doortaan nolol iyo geeri, qabiil iyo qaranimo, cudur iyo caafimaan, guul daro iyo gobanimo, ugu danbayn waxaa ku talin lahaa inay umada soomaaliyeed ay u xaytaan sidii ay isaga dulqaadi lahaayeen shaqsiyaadka liita ee hortaagan danta iyo dawladnimada umada soomaaliyeed.

by xaashi

shaqaynayaan

ee u

diiday inay asaageed gaarto ayaa ah dano shaqi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :