asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

hambalyo ramadaan kariim

raman kariimHambalyo ramadaan kariim= umada muslimiinta ah waxaan ugu hambalyaynaynaa dhalashada bisha khayrka badnayd ee ramadaan, bishaan ramadaan ayaa ah bil ka duwan bilaha kale ee sanadka, bisha ramadaan dhamaanteed ayaa ah bil cibaadoah , bisha ramadaan ayaa ah  bil ilaahay dadka waajib looga dhigay inay soomaan, bisha ramdaan waa bishii uu quraanku soo degay, bisha ramdaan waxaa kujira habeenka laylatul khadarka oo ka fadli badan 1000 bilood cibaadadood. allaha na haleelsiiyo, bisha ramdaan waa bisha laxiro shaydamada oo dhan, hadaba umadamuslimiinta ah waxaa looga baahan yahay inay u xaydtaan bishaan khayrka badan ee ramadaan, waana inay ku dadaalaan wax bixinta iyo sadaqada badan iyo quraan aqris badan iyo tasbiix badan, waana inuu qofwalba oo  muslim ah afuriyaa walaalihiis kale ee muslimiinta, waana in la is cafiyaa, maamulka ilays.com waxaa uu umada muslimiinta ah ugu ducaynayaa inuu ilaahay bishaan bisheeda muslimiinta nabad iyo barwaaqo ku gaarsiiyo. sc

ramadaan kariim

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :