asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

ina cabdi shakuur iyo ina cali waraabe maxay ku kordhin karaan kenya

doqonCaqliga sawaaxiga  ku jira  ee naaquska ah ayaa is tusay in dhulka soomaaliya ay ku qaadan karaan hooyooyin masafur ah oo laxirxiro, in saxaaxilgu ay maskaxda ka jiran yihiin waxaa xaqiiq ka dhigay sida nacasnimada ah oo ay doqomada soomaalida ah ugu uruurinayso nairobi, maamulka wareersan ee sawaaxiga ayaa xaruntooda nairobi ku marti qaaday dad soomaali ah oo liita oo ay is leeyihiin wax bay u dhimi karaan dalka iyo dawlada soomaaliya, inta ilaahay dad abuuray  caqliga ay siyaasada sawaaxiligu waxaa ka badin wayday inay soomaali kala soo baxaan c/cabdi shakuur iyo faysal /c/waraabe, waxaa is waydiin mudan maxay labadaas nin ee aan kor kusoo xusnay ay ka yihiin soomaaliya, maxayse u dhimi karaan dalka iyo dadka soomaaliyeed, maxayse ku kordhin karaan sawaaxiga, waa nasiib daro, maamulka ahuru waxaa uu hurdada ka kiciyey dadkii saxda ahaa ee iska lahaa dalka soomaaliya, malaayiin soomaali ah ayaa u diyaar garoowday difaaca dalka soomaaliya, waxaana lagaaray xiligii ay umada soomaaliyeed raadsan lahaayeen dhulka soomaaliyeed ee uga maqan kenya, umada soomaaliyeed waxaa ay raadsanayasaa dhulkii ay lahayd ee 1884kii uu gumaysigii cadaa u gooyey kenya, 1884  kenya malahayn wax layiraahdo bad iyo dekad. 1884 bariga afrika waxaa xuduud  lahaa soomaaliya iyo tanzania, magaalada mombasa waxaa ay ka tirsanayd soomaaliya, xuduudka  koofur kenya  iyo soomaaliya waxaa uu ahaa magaalada mtito andei ,  dhanka  galbeed kenya iyo soomaaliya  waxaa u ku yaalay mwing, kenya inay bad ay san lahayn yeelato waxaa suurta galiyey gumaysigii cadaa ee 1884 qabsaday qaarada afrika si kastaba ha ahaatee  dagaalka runta ah ee ay umada soomaaliyeed ku soo qaadi doonto kenya ayaa ah mid  ay kenya uga caagto ciida soomaaliya, soomalidu waxaa ay ku maahmaahsaa libaax nin aan aqoon ayaa ul kutuura, kenya wali ma ayasan arkin xanuun soomaalida, kenya waxba kama xasuusato wixii xabashi ku dhacay, ugu danbayn kenya ha ogaato in umada soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan ay duyaargaroobeen inay sawaaxilaga dhadhan siisan kharaarka ay gardaru leedahay.

by xaashi

 

 

 

 

 

 

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :