asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

isticmaalka bacda oo kee nay cudur badan oo halis ah

halista bacdaDalka soomaaliya waxaa lagu arkay  cuduro cusub oo horay aan loogu arkin taariikhda dalka soomaaliya,  cuduradaas ayaa intooda badan loo aanaynayaa inay ka shasheen adeegsiga bacda, maadooyinka laga sameeyey bacda ayaa ah kuwo  dilaa ah oo aan u fiicnayn noolaha oo dhan, dhaqaatiirta aduunku waxaa ay isku raaceen in bacda ay ku jirto dhowr maado oo sun ah, bacdu waxaa ay si degdeg ah u dishaa noole kasta oo jirkiisa ku naafsato sunta bacdu, dalka soomaaliya waxaa 100% laga adeegsadaa bacda noocyadeeda kala duwan, taasoo keentay xanuuno badan oo aan daawo loo hayn, waxaa arkaysa in bacdii lagu shubanayo caano kulul ama raashin kulul kadibna la cunayo taasoo halis lahubo ah, waxaa xaaraan ah in bacda lagu shubto wax lacunayo haba yaraaree, gabi ahaanba isticmaalka bacda ayaa ah mid wadata cuduro, waxaa taas dheer in bacdu ay toos ah u disho deegaanka, bacdu waxaa ay baabi,isaa dhirta , waxana ay qayb ka qaadataa nadafad darida,  sidoo kale bacdu waxaa dishaa xayaanka jooga bariga iyo kuwa ku jira badda,  dalal badan ayaa ku guulaystay inay ka mamnuucaan iticmaalka bacda, hadaba umada soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan uga digayaa inticmaalka bacda, qofkasta oo inticmaala bacda ha u diyaargaroobo cuduro halis ah oo uga yimada bacda,  ugu danbayn qof walba asagaa laba rabaa inuu ilaaliyo caafimaadkiisa, waana inay laga digtoonadaa wax kasta oo naftaada u keeni kara dhibaato caafimaad, bacdana waa inay ku badlaan danbiilo ama jawaano  iyo waxyaalo kale oo wax lagu qaado . by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :