asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

kuba iyo xabashi oo u ba rooranaya kufaartii looga dilay 1977

lost cuba 1977Waxaa caasimada maamulka xabashida ee adis ababa  ka yeeraya  boroor aad u wayn kadib markii ay dib u xasuusteen dharbaaxadii  foosha xumayd ee ku dhacday xabashi iyo cuba dagaalkii 1977, cadowga havana ayaa qirtay in 4218 askari looga dilay dagaalkii gardarada  ahaa ee ay ku soo qaadeen dalka iyo dadka soomaaliyeed, xaflad ay isgu yimaadeen xabashi iyo cuba ayey ka sheegeen guuldaradii ka raacday  dagaalkii 1977kii, maamulka xabashida  iyo cadawga cubo naasawayn ayaa sanadwalba adisababa ugu baroorta kufaartii looga laayey  dagaalkii gardarada ahaa ee ay la galeen dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaa sidoo kale cadaabta jahanama isku waraysanaya askartii la jaray iyo jananadii watay, dagaalkii xabashi xulafadoodu ku soo qaadeen dalka soomaaliya ayaa ahaa mid taariikhi ah oo casharo loogu dhigay duliga isku bahaystay, inta dunida ka dhiman dawlado ku sheega aysan soomaaliya wax xiriir ah yeelan doonin, waxaa ka mid ah- midowgii sofiyeti ama ruushka iyo cuba iyo yemen iyo xabashi iyo libya. dawlahaas waxaa ay umada soomaaliyeed u aqoonsan tahay  inay yihiin cadow  aad u xun,42 sano ayaa laga joogaa gardaradii ay HAVANA  iyo MOSCOW  ku soo qaadeen dalka soomaaliya, umada soomaaliyeed waxaa ay uga dhigan tahay dagaal maantay lagu soo qaaday, dhanka kale waxaa janatul fardowsa ku dhex tamaashaadaya soomaalidii ku shihiiday dagaalkaas, si kastaba ha noqotee hadii xabashi iyo cuba ay baqtigooda iloobi waayeen miyey umada soomaaliyeed iloobi doontaa dulmigii iyo dakanii laga galay 1977dii, jawaabtu waa maya, ugu danbayn fidel castro dhaxalkii uu uga tagay cuba naasawayn ayaa ah inay sanadwalba ka baroortaan guri xabashi leedahay, waxaana uu cuba farqaha uga buuxuyey dakano soomaali.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :