asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

raisal wasaare khayre waa khayr qabe

mudane khayrekhayreRaisal wasaaraha soomaaliya mudane xasan cali khayre ayaa ah shaqsi ka soo dhalaalay shaqadii uu u hayey umada soomaaliyeed. tan iyo intii loo magacaabay inuu raiisal wasaare ka noqdo dawlada soomaaliya xasan waxaa uu qabtay hawlo badan oo muhiim u haa dawladnimada soomaaliya, mudane xasan cali khayre waxaa uu dadaal dheer u galay sidii uu dhidibada ugu aasi lahaa dawlad nimada soomaaliya,mudane  xasan cali khayre waxaa uu u dul qaatay dhibaatooyin badan oo uga imaanayey dawlad diidyada, mudane xasan cali khayre waxaa uu dawlada ka ilaaliyey wax khilaaf ah, mudane xasan cali khayre waxaa xilka loo magaacabay xili  ay baarlamaanka ka buuxaan xildhibaano argagixiso ah oo shaqadoodu tahay duminta dawladnimada soomaaliya, markii xilka raiisal wasaare loo doortay xasan cali khayre waxaa dalka iyo dibada uga soo duulay kumaankum ruux oo soomaali ah oo wadajago doon ah, kuwii jagada ka soo waayey raisal wasaraha waxaa ay cay iyo aflaago ladaba fariisteen dawlada, mudana xasan cali khayre dhismaha dawladnimada waxaa uu ka soo bilaabay meel eber ah oo ay horay ugu ciyaareen ururkii argagixisada ahaa ee damul jadiid, mudane xasan cali khayre dadaal dheer iyo dulqaad badan oo uu muujiyey waxaa u suurta gashay oo uu ku guulaystay inuu dhiso dhamaan hayadhii dawliga ahaa, mudane xasan cali khaye waxuu ladhiil gareeyey danbilayaal xoog badan iyo ganacsato xoog badan oo soomaaliya ku sugan, tan iyo intii la doortay xasan cali khyre umada soomaaliyeed waxtarkiisa indhaha ayey ku haysay, kumaankum jeer ayey dawladiidyadu isku dayeen inay jilaafo u dhigaan, kumaankum jeer ayey warar been abuur ah ka sheegeen, balse warkaasu sal iyo raad waayeelan waayey, hadaba umada soomaaliyeed waxaa laga waayey inay sheegaan wanaaga madaxdooda, umada soomaaliyeed waxaa ay shaqo ka dhigteen beensheeg iyo balaayo sheeg, dhanka kale mudane xasan cali khayre ma ahan nin baahan oo dawlada soomaaliya  shaqo iyo mushaar u doontay , intii aan raisal wasaaraha loo dooran xasan waxa uu ahaa nin malaayoon doolar bank aduunka u taalo, si kastaba ha noqtee wadashaqaynta xubnaha dawladu waxaa ay sare u qaadaysaa horumarka iyo hanaanka dawladnimo, ugu danbayn hogaanka dawlada u sareeya sida madaxwaynaha soomaaliya mudane maxamd c/laahi farmaajo iyo mudane xasan cali khyre iyo godoomiyaha baarlamaanka mudane maxamad mursal sheekh iyo madaxda kale ee dawlada waa in la yeesha wadashaqyn buuxda, waana in meel looga soo wadajeestaa kuwa dawlad diidka ah ee u taagan duminta dawlada. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :