asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

giphy (1)

Home » somali news »

sidey shisheeyuhu karabaan soomaaliya

faragalinta shisheeyahaDalka soomaaliya waxaa ku socda faragalin qaawan oo ay wadaan shisheeye arxan daran ,shisheeyaha qasaya dalka soomaaliya ayaa ah kuwii horay u qaybiyey dalka soomaaliya, qarnigii 19aad ayaa gumaystihii reer yurub qabsaday dalka soomaaliya ,waxaana ay u qaybiyey 5 waaxood oo kala ah NFD JABUUTI,IYO SOMAALI GALBEED SOMALI LAND IYO SOUTH SOOMAALIYA, qarnigaan aan joogno ayuu gumaystihii reer yurub dalkii soomaaliya ku soo duulay waxaaay u sii kala qaybiyeen 5 waaxood oo kala ah puntland jubaland hirshabeele koofur galbeed galmudug iyo somali land,hadana gumaystuhu waxaa uu lixda maamul goboleed u aqoonsaday inay yihiin lix dawladood oo kala madax banaan, ujeedadii ka danbaysay laga lahaa inay soomaaliya ahaato federal ayaad moodaa inay u xuubsiibatay inay soomaaliya u qaybsanto dowlado yar, sida carabta horay loogu qaybiyey,waxaa miro dhashay ujeedadii dalka soomaaliya loogu diiday inay ahaato dawlad xoog leh oo midaysan, lixda dawladood ee loo sii qaybiyey dalka soomaaliya ayaa ka maraqaati kacaysa sida ay shisheeyaha reer galbeedku uga go,an tahay inaa dib danbe loo arkin dawlad ay soomaali yeelato,shisheeyuhu waxaa ay hoos u dhigeen hanaankii dawladnimo ee soomaaliya, waxaa ay sare u qaadeen kala fogaashaha iyo iska hor keenka shacabka soomaaliyeed, waxaa ay baalo u yeeleen dabiilayaal  argagixiso ah, gudaha soomaliya iyo dibada waxaa shirar kula yeelanayaan horjoogayaasha dawlad goboleedyada, waliba waa ay  ay maalgalinayaan, dalka soomaaliya waxaa lagu qabsaday shaqaale jaban oo afrikaan iyo carab ah, 1500 oo shirkadood oo maafiyo ah oo ay leeyihiin reer galbeedku ayaa ka howlgala badda iyo bariga soomaaliya, ayagoon soomaalidii dalka lahayd  wax ka wadiin ayey sidii ay doonaan ka yeelaan dalka soomaaliya, umada soomaaliyeed ma jeclaysan habdhaqnka foosha xun ee burcadnimada ah ee ay reer galbeedku ka wadaan dalka soomaaliya, si kastaba ha noqotee suurta gal ma ahan in umada soomaaliyeed ay shisheeye ka sugaan nabad iyo nolol ka dhacda soomaaliya, fikrada aan ka qabo shisheeyaha ku sugan soomaaliya ayaa ah inay yihiin dhibaatada dhexfadhida dalka soomaaliyeed, hadaba waxan ku talin lahaa in dalka soomaaliya laga saaro shisheeyaha iyo kuwa u adeegaya, waa in talada dalka soomaaliya ay yeelato umada soomaaliyeed, waa inay umada soomaaliyeed ka tashadaan ayaaha dadkooda iyo dalkooda ,ugu danbayn waxaad cid walba ka adkaan kartaa markii ay talada dalkaaga dadkaaga ay gacantaada ku jirto, soomaalidu waxaa ay ku maahdaa ( biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa) .

by xaashiSOOMAALIYA

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :