asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

tacsi qorane xaashi dhoore

NABADOON QORANEإِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎ inaa lilaahi waina ilaahay raajicuun, waxaa magaalada muqdisho ku geeriyooday nabadoon qorane xaashi dhoore, nabadoonka ayaa ahaa shaqsi wanaagsan oo bulshada soomaaliyeed qaarkood ay aad u yaqaaneen, halkaan waxan tacsi tiiraayo uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo qoyskii uu ka baxay nabadoon qorane xaashi dhoore waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo , asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo. khaasatan waxaan tacsi khaas ah u diraynaa dhamaan reer xaashi dhoore meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha adinka sooyo nabadoon qorane xaashi dhoore ,aamiinTACSI QORANE XAASHI DHOORE

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :