asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

tacsi Xaaji Cabdi Waraabe

TACSI-Xaaji-WaraabeWaxaa gobolka woqoyi galbeed ee dalka soomaaliya ku geeriyooday nin oday ah oo lagu magacaabi jiray xaaji c/kariin xeseen yuusuf (xaaji cabdi waraabe) xaaji cabdi waraabe ayaa ahaa ninka ugu cimriga wayn umada soomaaliyeed, cimriga odayga ayaa ahaa 121 sano, alaha u naxariistee xaajiga ayaa ahaa nin samir badnaa, waxaana lagu xusuustaa markii uu cafiyey ninkii aabihiis dilay, dhanka kale xaajiga ayaa ahaa nin aan waligiis ka dhex bixin arimaha siyaasada, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay  xaaji cabdi waxaan leenahay samir iyo iimaan  allaha idinka siiyo asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :