asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

waa maxay mustabalka daroogadu ?

xagee lagu gaaraa daroogado iyo mustaqbalkaWaa maxay daroogo ? daroogo waa shay xun oo qof isticmala doorisa, daroogadu waa wax dhibaato u gaysta jirka iyo maskaxda aadanaha, daroogadu waa shay aan ogolaanayn in qof ku ahaado caadi iyo sidii uu ilaahay u abuuray,daroogadu waa xaaraan, waxaana ay ku xaraamoowday wax yeelada foosha xun ee ay u gaysato dadka isticmaala, daroogada qofka isticmaala waxaa ay u gaystaa waxyeelo dhan walba ah, daroogadu qofka isticmaala waxa ay ka qadaa haybada iyo xishoodka iyo sharafta iyo caafimadka, waxana ay u diidaa inuu shaqaysto iyo inuu waxbarto iyo inuu cibadaysto, daroogadu waxaa ay halaysaa dabeecada qofka isticmaala, qofka daroogada isticmaala waxaa lagu yaqanaa xanaaq badan iyo cay badan iyo dagaal badan, hadaba qofka isticmaala daroogada xagee ku danbeeyaa mustaqbalkiisu? qofka daroogiistaha ahi waxaa uu mustaqbalkiisu ku danbeeyaa nonol xun iyo geeri fool xun, waxaa lamid ah doroogiistaha kuwa ka baay mushtara, daroogada dhaqaalo kasta oo kaa soo gala ma ahan kuwo anfac leh, lacagta daroogada laga sameeyo ma lahan wax barako ah , qofka ka ganacsda  daroogadu dadka uma eka xaaladiisuna ma daga, waana dad nolol ahaan u gubanaya, taariikhda dunida laguma arkin qof ku taajiray ka ganacsiga daroogada, si kastaba ha noqotee aqristayaasha sharafta badan waxaan ku bogaadinayaa inaysan u dhawaan daroogada noocwalba oo ay tahay, waa hadii aad rajo ka leedihiin nolosha gaaban ee dunida inaad raaxo ugu noolaataan, waxaa kale oo aan aqristayaasha uga digayaa in caruurta laga fogeeyo goobaha daroogada lagu cabo ama ay ka soo urayso, waxaad ogaataan cuniga daroogo lagu a gcabo in maskaxdiisu ay joojinayso korninka, ugu danbayn umada soomaaliyeed haka fogaadaan wax kasta oo jirkooda iyo maskaxdooda cudur ku abuuraya, waana inay ogaadaan in caafimaadku qaali yahay.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :