asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

hambalyo ciid mubaarak wa,antum bil khayr

Eid-ul-Fitr-2013-HD1Hambalyo dhamaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta  oo dhan meelwalba ooy dunida ka joogaan, waxaan ugu hambalyay naynaa  ciid wanaagsan ,kuna ciida  farxad  basha bash iyo barwaaqo ,ilaahayna waxaan idiinka baryaynaa inuu idinka aqbalo soonkii aadsoonteen bisha ramadaan ,sanakaan sanadkiisana  kuwii  nabadku gaara ilaahay hanaga dhigo, wadanka soomaaliyana waxaan u rajaynaynaa nabadgalyo caam ah iyo barqaaqo, dhanka kale qofkasta oo muslim ahwaxaa  looga baahan yahay inuu cafiyo ruuxa kale ee walaakiis ah , ugu danbayntii  waxaa salaan hawada idiin marinaya  maamulka ilays.com  wuxuuna idin leeyahay farxadku ciida .

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :