asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

ruush hub waa sameeyaa laakiin cid uu ku dilay ma yaqaano

safiir ruushUmada Somaaliyeed ma iloobin dulmigii iyo hagardaamadii uu ruushku u gaystay, waana mid lagula xisaabtami doono ,waxaa wax laga argagaxo ah in dawlada cadowga ee ruushku ay safiir u magacaabay  dalka soomaaliya, wana mid uu ku doonayo inuu xiriir siyaasaded la yeesho soomaaliya, waxaan marnaba  macquul ahayn in uu ruushku uu cagaha saaro ciid ay soomaali leedahay, dawlada ruushku waxaa uu kaalinta koowaad uga jiraa dawladaha cadowga ku ah umada soomaaliyeed, ruushku waxaa uu horay ugu dhiiraday inuu xasuuqo oo dhagta dhiiga u daro malaayiin soomaali ahoo uu dalkoodii ugu yimid, 1977 cadowga ruushku waxaa uu duulaan qaawan ku soo qaaday dalka iyo dadka soomaaliyeed,asagoo taageerayey xabashi, si kastaba ha ahaatee macquul ma ahan in ruush uu soomaaliya wax xiriir ah la sameeyo.? dawlaha kala ah ruush iyo cuba iyo libiya iyo yamen iyo xabashi waxaa ay umada soomaaliyeed ka galeen dakano aan waliged laga bogsoon karin, maamulka ruushku ma ahan maamul ay wax uga bilaabanyihiin sida ay u shaqaso diplomatic, waana mida keentay umadii uu 1977 dhulkooda ku xasuuqay uu hada safiir u soo dirsado, ugu danbayn maamulka ruushku iyo umada soomaaliyeed waxaa ay isu jiraan cirka iyo dhulka ina ay isu jiraan, waligoodana isma aamini doonaan.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :