asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

Tacsi xaaji cali daahir guuleed shabeel

TACSI XAAJI CALI DAAHIR GUULEED SHABEEL  Inaa lillahi  waianaa ilaahay raajicuun waxaa dunida ka faaruqay ama geeriyoodaya allaha u naxariistee xaaji cali daahir guuleed shabeel, xaaji cali daahir ayaa ku geeriyooday dalka turkiga, halkaas oo lagula tacaalayey xunuun asiibay, allaha u naxariistee xaaji cali daahir ayaa ahaan jiray nin nabadoon ah oo si wayn looga jeclaa deegaamada uu ku noolaa, waxaa kale oo uu ahaa nin ahlu sharaf ah oo isku darsaday dulqaad iyo samir iyo deesinimo, marxuum cali daahir waxaa uu ahaan jiray nin saciim ah oo ka shaqeeyaa maslaxalada umada, geeridiisu xaaji cali waxaa aad uga naxay inii taqaanay,halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo xaasaskii iyo awlaadii iyo saaxiibaadii uu ka baxay marxuum cali daahir waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo asaga janadii fardowso allaha ka waraabiyo, aamiin,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :