asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

14kii october waa maalin murugo ku ah umada soomaaliyeed

qarixii zope14kii oktobar 2017 waxaa caasimada soomaaliya ka dhacay arin aad u fool oo lagula kacay  dad shacab ah oo aan waxba galabsan, 14kii oktobar waxaa wadada maka mukarama ee agagaarka zobe  qarax lagu bartilmaameed saday kumaankum soomaali ah oo si nabad ah halkaas ugu sugnaa, xiliga uu laqarxinayey zope ayaa ahayd xili uu jidkaas ciriiri badan ka jirtay ,qaraxaas dadkii lagu laayey iyo kuwii ku dhaawacmay ayaa tiradoodu kor u dhaafaysaa 1000 ruux, qarxii 14kii oktobar waxaa soo abaabulay oo gaystay dad cadaawad fara badan u haya shacabka soomaaliyeed, wixii lagu qarxiyey shacabkii ku dhamaaday zope ayaan si sax ah loo aqoon, sida loo badan yahay wixii ku qarxay zope ee sida foosha xun loogu xasuuqay shacbka ayaa loo malaynayaa inay ahaayeen gantaal sida bomb atomic oo laga soo tuuray cirka iyo badda midkood, waxaa taas cadayn u ah  sida uu gantaalku wax u xasuuay iyo sida u gubtay jirkii laamiga ahaa, dawladaha lagu tuhunsan yahay ee ka qayb qaatay qarxaas waxaa u horeeya Emerate carab  iyo kenya iyo ithiopia iyo dawlado reer galbeed ah, ujeedka qaraxaas ayaa ahaa mid lagudoonayey in niyada looga dilayey shacabka soomaaliyeed, waxaa kale oo jiray dilal iyo qaraxyo badan oo lagu xasuuqay shacab aad u badan oo aan waxba galabsan, si kastaba ha noqotee halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa qaraabada dhamaan shacabkii soomaaliyeed ee lagu xasuuqay dalka soomaaliya waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo,ayagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo,waxaa kale oo aan tacsi u diraynaa ehelada soomaalida lagu dilay dibadaha waxaan lee nahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, ugu danbayn soomaaliya ha noolaato , dalkana cadawga ha laga difaaco.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :