asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

ahuru yaa soomaaliya uga gacan haadinaya?

somalia oceanSoomaalidu waxaa ay tiraahdaa hunguri wadkiis ma arko, waxaa dalkii soomaaliya duulaan aan kala joogsi lahayn ku soo qaaday xukuumada ahuru ee fadhigoodu yahay nairobi, maamulka wareersan ee sawaaxilka ayaa hunguri ka galay inay si sahlan ku qaataan dhulbadeedka balaaran ee ay umada soomaaliyeed leedahay, xukuumada wareersan ee nairobi waxaa wareeriyey oo been u sheegay dhuuniqaatayaal soomaali ah oo aan lahayn nasabiyad iyo xishood, xukuumada nairobi ayaa diiday inaynabad galiso khayraadka dalka soomaaliya, dacwad loo gudbiyey caalamka kenya waxaa ay diiday inay hortagto maxkamadii icj,sababya ay uga warwareegayso ayaa ah rajo ay qabto in wadanka soomaaliya ay ka hesho dhuuni qaatayaal u sixiixa dhulbadeedka soomaaliyeed, waxaa nasiib daro ah in maamulka ahuru  uu san waxba ka aqoon taariikhda umada soomaaliyeed iyo dhibaatda loo soo maray dhulka soomaaliya, dalka soomaaliya waxaa lagula dagaalay in kabadan 20 dawladood oo kenya ka xoog iyo caqli badan, hadaba waxaan iswaydiinaynaa yaa ahuru soomaaliya uga gacan haadinayaa? cida ahuru soomaaliya uga gacan haadinaysa waa la yaqaanaa oo waa kuwo uu gabalkoodii dhacay, waana kuwa ay umada soomaaliyeed ka galay dakano,waana kuwa hada kismaayo isugu tagay, rajana lagama qabo inay soomaaliya wax ka noqdaan, mustaqbalkooduna wuxuu  noqday inay sawaaxil u adeegaan, waxaana la hubaa in kuwaasu aysan sawaaxilka waxba siin karin xataa taalo ka mid ah dhulka soomaaliya, hadaba cidii aftaqaana sawaxilka ha u sheegaan fartiintaan, (1) ahuru yuusan ku riyoonin dhul ay soomaali leedahay, (2) umada soomaaliyeed ma aqoon sana waxkasta oo ka soo maxa maxkamada icj, (3)ahuru ciidamadaada kalabax ciida soomaaliya, (4) qaadka sunta ah magayn kartid soomaaliya, (5) umada soomaaliyeed waa kuu diyaar garoowday, (6) wixii aad ka badin wayo yeel,(7) waxaa kuu diyaar ah kuwii dhiiga kuuguwaji dhaqi lahaa,(8) umada soomaaliyeed waxaa ay kaa sugtaa inaad badiso dulmiga iyo duulaanka (9) mana doonayno doqomada NFD iyo dabadhifyada aad soo adeegsato,,(10) aan kula taliyee inta aadan dagaal qaadin xabashi naga warso, ugu danbayn waxaan leenahay kenya ka dhacdo waana noo dagaal. by xaashi

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :