asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

maxaa ka qaldamay Mahdi Axmed Guuleed ?

cadowga kenyaSida cid waliba la socoto waxaa dalka soomaaliya  duulaan aan gabasho lahayn ku soo qaaday xumuumada ahuru ee fadhigeedu yahay nairobi loona yaaqaan kenya,  xukuumadasu waxaa ay xasuuqday kumaankum ruux oo soomaali ah ee deganaa  gobolada jubada hoose iyo jubada dhexe iyo gedo, waxaa ay burbursay guryo aad u badan iyo hanti badan iyo goobo ganacsi iyo ceelal iyo iskuulo iyo masaajidyo, kenya waxaa ay dhulka dhigtay dhamaan xarumihii isgaarsiinta, waxaa kale oo ay kufsi aan loo aaba dayin kula kaceen haween aad u badan oo soomaali ah,  kenya waxaa ay dhistay darbi ay ku kala jarayso shacabka iyo dhulka soomaliyeed, kenya waxaa ay ku soo duushay  dhulbadeed balaaran  oo ay soomaali lee dahay, kenya waxaa ay ku soo xad gudubtay madax banaanidii iyo qaranimadii dalka iyo dadka soomaaliyeed,  kenya waxaa ay kismayo ka samaysay ciidamamo iyo qawlaysato u adeega, markii danbana kenya waxaa ay soomaaliya u soo dirtay doqomo reer NFD ah oo uu hogaaminayo bare uunsade, inataas oo khalad ah oo ay kenya u gaysatay dadka dalka soomaaliya ma jirin  cid ka jawaabtay, talaabada kaliya ee ay  dawlada soomaaliya qaaday ayaa ah inay dacwadii badda ay gaysay maxkamda hugue ee icj,  dacwadaas oo ay umada soomaaliyeed aadka ugu hanwaynayd ayey dawlada kenya ka warwareegtay inay maxkama hortagto, cadawga kenya ayaa laba jeer codsaday in dacwada bada ee ka socota icj dib loo dhigo, ujeedadooduna ay tahay inay helaan dad liita oo soomaali ah oo  marlabaad u sixiixa  badda, hadaba markii u danbaysay ee kenya codasatay in dacwada badda dib loogu dhigo ayaa warbixintaas waxaa umada soomaaliyeed u aqriyey raisalwasaare ku xigeenka soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, kaasoo hadalkiisa ku furay walaalaheena kenya? hadalkaas oo ay layaabeen umada soomaaliyeed, mr mahdi lama garanayo halka ay ku walaaloobeen kenya,  hadalkaasuna ma ahayn hadal ay umada soomaaliyeed ka sugayeen, in kabadan 20 malyan oo soomaali ah ayaa ka carootay hadalka mahdi axmad, warkiisuna ma ahayn hadal siyaasi , kenya ma ahan walaalo soomaali, kenya waa cadwga kuwaad ee umada soomaaliyeed, qofkii yiraahda kenya waa walaal waa qof  ka caqli xun bare uunsade ama aan waxba dhaamin, hadaba umada soomaaliyeed uma cuntamayso in Mahdi Axmed Guuleed uu ka sii mid ahaado hawlwadeenada soomaaliyeed ee ku hawlan dacwada badda soomaaliya ee icj, hadaba ma dhihi karno mahdi kenya ayaa laaluushtay laakiin mahdi armahiisu macada, madaxwaynaha iyo raisalwasaraha  iyo labada gole ee baarlamaan shacabka  soomaaliyeed iyo inta jecel dalkooda soomaaliya waxaa ay ka codsanayaan in Mahdi Axmed Guuleed laga saaro soomaalida ku hawlan dacwada badda ee ka socota icj, si kastaba ha noqotee waxaa ay shacabka soomaaliyeed indhaha ku hayaan cidkasta oo wax yeelo ku haysa  dalka iyo dadka soomaaliyeed,  ugu danbayn umada soomaaliyeed waxaa ay kenya u aqoonsatay dalka koowaada ee cadawga ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed,  waxaana lee nahay kenya ha dhacdo, waana noo dagaal af iyo adin iyo qalin ah. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :