asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

maxaa khalkhaliyey cimilada iyo xilyadii dalka soomaali

CIMILO KHAKHALSoomaaliya waxaa ka jira is badal wayn oo ku yimid cimiladii iyo xiliyadii soomaaliya, dalka soomaaliya waxaa uu lee yahay afar xili oo kala ah gu, dayr ,jiilaal,iyo xagaa, xiliyada kala ah guga iyo dayrta iyo xagaaga waxaa lagu yaqaanay xiliyada roobka haba kala badnaadeene, xiliga jiilaal waxaa uu ahaa  xili abaar ah, hadaba waxaa isbadal wayn ku yimid xiliyadii iyo cimaladii, cimiladda soomaaliya waxaa ay ahaan jirtay  mid dhexdhexaad ah  marka laga reebo deegaamada badda cas  oo  xiliyada xagaaga ah uu ka jiray kulayl aad daran, hada waxaa isbadalay dhamaan dalka soomaaliya cimaladiisii, waxaa jira xiliyo lagu aqoon jiray kulayl oo isu badalay qaboow aad u daran,waxaa jira xiliyo lagu yaqaanay qabow oo isu badalay kulayl, waxaa kale oo jahwareer ku yimid dhamaan afartii xili , mararka qaarkood soomaaliya waxaad ku arkaysaa 6 bilood oo abaar ah iyo lix bilood oo roob ah, marka qaarkood 9 bilood oo abaar ah, waxaa taas dheer soomaaliya marna waa fatahaad marna waa abaar, soomaaliya waxaaka hoora roobaab mahigaan ah oo dhaliya fahaad ad u daran , waxyeelo badan u gaysta dadka iyo duunyada iyo beeraha guryaha iyo jidadka iyo caafimad, waxaa ku xigata abaar babi,iya dadka iyo duunyada iyo dhirta, hadaba jahwareerka ku yimid cimilada soomaaliya ayaa loo aanaynayaa xaalufka ku yimid dhirta, 30 kii sano ee la soo dhaafay dalka soomaaliya waxaa laxaalufinayey dhirtii, ayadoo loo adeegsanayo dhuxul, dhirtii ku taaalay dalka soomaaliya %80 waa lajaray, dhulkiina waxaa uu isu badalay lama dagaan,kadibna waxaa dhamaaday dadkii iyoduur joogtoogtii iyo xoolihii soomaaliya, kadibna waxaa is badalay  xiliyadii  iyo cimadlii dalka soomaaliya,  hadaba cimilada dal soomaaliya waxaa ay ku soo ururtay mid aan lagaranayn halka ay u socoto, cimilo xumada ka jirta soomaaliya waxaa ka dhashay xanuuno badan oo ay san soomaalidu horay u qabi jirin, si kastaba ha noqotee soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (haruubdaatay dabadiisa ayaa la abtaa) dhirta  ku hartay dalka soomaliya jarista halaga joojoyo ,hana la abuuro dhir cusub , dhanka kale umada soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay inay kaydsadaan  biyaha xili roobaadka, waa  in tuulo walba laga sameeyaa  biyo xireeno si waqtiga jiilaal aah loo cabo.

. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :