asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

NFD waa wada qabaankii barre uunsade oo kale

bare uunsadeSoomaalida ku nool  gobolka NFD ayaa ah kuwo uu gumaysiga saxaaxiligu  dhibaato fara badan u gaystay, dadkaasu waxaa ka qaribmeen xag caqli iyo xag nafsi,dadkaas intooda badan waxaa ka dhintay damiirklii iyo ficiladii dadnimo iyo soomaali nimo, dadka gobolkaas degan  gumaysiga saxaaxiligu waxaa ay ka dhigeen dad aan garanayn wax ku xun iyo wax ku fiican, waxaana uu kalumiyey asalkoodii iyo faracoodii, waxayna ku qanceen dulig iyo foolxumada uu sawaaxilku ku hayo,waxaan uu ku beermay jacayl ay u hayaan sawaaxili, shaqooyinka u badan ee ay dadkaasu ka abtaan dalka kenya waxaa u badan ruufinimo iyo jaajuusnimo, 1960kii ayuu cabdirizaq  xaji xuseen NFD ayuu ku sheegay  meel dal soomaaliyeed ku yaal laakiin aan wax dad ahi aysan naga joogin, %70 shacabka reer NFD soomaalida waxaa y ka jecel yihiin u adeegida sawaaxilka, doqomada reer nfd waa dad u duuban inay sawaaxil kabaha u qaadaan, nasiib darada haysa reer NFD  ayaa ah inaysan wax nolol iyo nabadgalyo ah ku haysan sawaaxilka, waxaa  si joogto loo laayaa ragooda, waxaa lagu hor kufsadaa gabdhahooda, waxaa laga xiray wax kasta oo ku noolaan lahaayeen, mana haystaan wax adeeg bulsho ah, hadii ay noqon lahayd isbitaalo iskuulo wadooyin iyo nabadgalyo, hadana wax aad loola yaabo ah sida ay reer NFDgumaysiga sawaaxilka  kabaha  ugu sidaan,taas waxaa marqaati ah sida ay doqomada reer NFD ula safan yihiin dulaanka qaawan ee ay saxwaaxilku ku soo qaadeen dhulka  iyo khayraadka soomaaliya, 12kii oktoobar waxaa kismaayo gaaray doqomo ree NFD ah oo  uu horkacayo qabaankii bare uunsade, waxaa qabaanku uu goob fagaare ah uu ka aflagaadeeyey maxadwaynaha soomaaliya mudane m c farmaajo, waxaase  qabaan bare uunsade ka sii liitay kuwo dabadhilifyo u ah sawaaxilga oo u sacaba tumaayey, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed waxaan u sheegayaa inaysan shacabka reer NFD u dugsan wax soomaali nimo ah,si kastaba ha noqotee soomaalidu waxaa ay tiraahdaa ( nafti gabe nafkale ma kalkaalo) , doqomada reen NFD ayagaa nolosha kadhintay ma jirto cid wax tarayaan, waxna kuma kordhin karaan sawaaxilka qariban ee ku soo duulay dalka soomaaliya,  si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed ee xalaasha ah waxa ay u diyaargaroqday sidii ay isaga dhicin lahaayeen sawaaxilaga iyo somaali u e ka yaashada dhiiga xun ka jiro, ugu danbayn umada soomaaliyeed waxaa ay  wacad ku martay inay kenya ka shalaysiinayso  gardarada ay dalka soomaaliya ku maagtay. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :