asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

waa maxay waxa laga dhaxalo daroogada?

dhaxalka daroogadaWax walba oo uu qofka aadanaha ahi sameeyo ama uu ku dadaalo siada badan waa helaa , waxaasuna waxaa ay saamayn ku reebaan naftiisa, wax walba oo aad samayso waxaa laga helaa dhaxal,hadii aad wax wanaagsan samayso waxaad aduunka iyo aakhirada ku helaysaa wanaag badan,hadii aad wax xun samaysana waxaa meel walba kaga horeeya xumaantaadii, hadaba maantay waxaan qoraalkayga ku eegayaa dhaxalka laga helo daroogada, aduunyada dadka kunool waxaa ay isku raacsan yihiin in daroogadu ay tahay shay xun oo qasaaro kaliya laga dhaxalo, taariikh hore iyo mid danbe lama sheegin lama arkin dunida qof daroogo horumar ka gaaray, daroogdu maxay caan ku tahay? daroogadu saaxiib ma lahan,daroogadu waxaa ay caan ku tahay inay disho qofkii lasaaxiiba, goobaha ay ku badan yihiin dadka isticmaala daroogada waxaa lagu yaqaanaa falal amaan daro ah, hadaba waxaa dunida ku sii badnaya dhalinyada ku taxan daroogada, %49 aadanaha dunida ku nool waxaa saamayn ku leh daroogada, sababtaas ayaa loo aanaynayo saboolnimada ku sii fafaysa dunida, dadka ku taxan daroogada ayaa u badan dadka saboolka ah, %65 aadanaha dunida ku nool ayaa lagu tiriyaa inay sabool yihiin, meelaha ay ku nool yihiin dadkaas saboolka ahi waxaa ku badan ku badan daroogada iyo geerida, si kastaba ah noqotee waxaa xaqiiqo ah in daroogadu ay fara ba,an ku hayso dhalinyarada soomaaliyeed hadii ay joogaan dibada iyo gudaha soomaaliya,%75 dhalinyaradii nasiib ka u heshay inay tagaan wadamo shisheye oo dhaqaalo haysta ayaa u badan kuwo ku dhacay daroogada, waxaana umada soomaaliyeed ee qurbaha ku nool lasoo daristay murugo iyo mayd joogto ah, hadaba si loo badbaadiyo dhalinyada soomaaliyeed waa in la helaa dad adag oo soomaali ah oo u taagan ladagaalanka daroogada, waa in ay umada soomaaliyeed ku dadaashaa sidii ay xargaha ugu gayn lahaayeen daroogada, waalidiinta soomaaliyeed waa inay xil iska saaraan la sacoshada hab dhaqanka ubadakooda, waana inay ogaadaan cida uu ilmahoodu saaxiibka lahay, waalidiintu waa inay ubadkooda ladagaan goobo  ay ku nool yihiin daris wanaagsan, ugu danbayn ubad wanaagsan  ayaa noqda waalid wanaagsan,umada soomaaliyeed haka fakaraan kuwa dhaxli doona  dalka iyo dadka iyo diinta.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :