asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

waxaa jira beelo badan oo ay soomaalidu gumaysato

gumaysi iyoUma soomaaliyeed waxaa mudo dheer ku habsaday dhibaatooyin aad u badan oo ay gacma hooda ku keen sadeen,dhibaatooyin kaasu ma ahan kuwo aan qoraalkayga ku soo koobikaro,,walina umada soomaaliyeed kama bixin dhibaatadii ay ku jireen, in ka badan 30 sano ayey umada soomaaliyeed  dalka iyo dibada ku layacnaayeen, waliba waxaa taas dheer in hada lagu hayso dhulkoodii,mana lahan awood ay isaga difaacaan, umada soomaaliyeed ma iswaydiisay halkauu ka yimid tiiha ku dhacay umada soomaaliyeed,  sida xaqiiqada ah umada soomaaliyeed waa dad muslimiin ah laakiin aan si wanaagsan ugu dhaqmin diinta islaamka, maxaa yeelay waxaa ay indhaha iska tiraan oo ay ka jeestaan wax badan oo waajibku ah qof kasta oo muslim ah, hadii aan u soo noqdo dulucda hadalkayga ayaa ah, waxaa jira umada aad u badan oo soomaali ah oo ab iyo asal  u ah soomaali oo soomaali wixii ay tahayba ah oo lagu gumaysto bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, dadkaasu waa dadka sida khaladka loogu hayb soocay bulshada dhexdeeda, dadkaas ayaga ah waxaa lagu hayaa dhibaato jinsiga iyo mid maskaxeed,dadkaas umada soomaaliyeed waxa ay ula dhaqmeed si liidnimo ah, xuquuqda ay lee yihiin kama helaan bulshada soomaaliyeed, inta badana waxaa loo gaystaa aflaago aysan mudnayn, xubita ay qabaailada ku lee yihiinna waa bar ma half, hadaba dadkaasu ma yihiin dad u qalba waxa lagu sheegayo, jawaabtu waa maya, dadkaasu ma ahan dad yar oo ma ahan dad lagu sheegi kara nus,dadkaasu waadadka bulshada soomaaliyeed u wanaagsan, waa dad geesiyaal ah , diintana si wanaagasan u yaaqana, waa dad hiil iyo hoo leh, waa dad lagu yaqaano inay shaqaystaan, dadkaasu waa dad aad u dulbadan, mudo qarniyo ah ayey ku samrayeen dulmiga lagu hayo, samarkoodii ayaana gadiyey dadlkii soomaaliya, si kastaba ha noqtee umada soomaaliyeed ha ogaato inaysan jirin  soomaali kala saraysa, qabiilada soomaaliyeed waa dad isku mid ah waana isku xuquuq, majiro qof qof ka sareeya, umada soomaaliyeed waxaa u liito qofkii dalkiisa shisheeye u soo raaca, ugu danbayn aniga oo aan kala qaadin beelada faraha badan ee lagu gumayto soomaaliya waxaa kula talinayaa inay soomaali ka diidaan gumaysiga ay ku hayaan, waana inaad ka dagaalantaan,maxaa yaalay soomaali ma xishooto laakiin waa cabsataa.

by xaasha

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :