asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped) happy_mawlid_nabi__prophet_muhammad_by_vafiehya-d9l5pvf

Home » somali news »

xabashi kama daasho dilka iyo dulmiga soomaalida

XABASHIDA BIYO XIREENXukuumada faasidka ah ee xabashida ayaa  mudo 8 qarni ah waxaa ay umada soomaaliyeed ku haysay dulmi iyo dagaal gardaro ah, marwalba oo la isu gacan qadaanaya xabashida waxaa ku dhici jirtay guudaro, marwalba oo xabashida la garaacana waxaa u hiilin jiray daqlado cadow ah oo  reer galbeed ah, 30kii sano eeu danbaysay ayaa maamulka xabashidu ka faaiidaysanaya qalaalasii ka jiray gudaha soomaaliya ayey u suurta gashay inay xasuuqaan malaayiin soomaali ah oo shacab ah, walina waa waadan dhibaatadii ay ku hayeen dalka iyo dadka soomaaliyeed, dhibatada u danbaysay ee ay  xabashidu ula bareereen umada soomaaliyeed ayaa ah in biyoxireenka ay ka sameeyeen wabiga shabeele, mamulka cadawga ah ee xabashida ayaa wabiga shabeele biyaxireen adag ku sameeyey, waxaana ay biyaha xireenka ka sameeyeen buuraha ay ka soo rogmadaan biyaha wabiga shabeele oo ku yaala ithoobiya, tan iyo intii ay xabashidu xirtay biyhii shabeele  waxaa wabigii shabeele isu badalay inuu marna guro ama uu fataho,xiliga jiilaal ah maamulka xabshidu waxaa ay dhulka soomaalida ka xiraan biyaha wabiga shabeele, xiliga roob ka ah waxaa ay soo daayaan biyo xad dhaaf ah oo kayd ay u haysteen, biyahaas ayaana sababa anay ku fatahaan dhulka uu maro wabiga shabeele, fatahaada foosha xun ee wabiga shabeele ku sameeyey baladwayne waxaa loo aanaynayaa biyoxireenka xabashida, biyo xireenka ay xabashidu ka samaysay wabiga shabeele waxaa maalgaliyey oo kharajkeeda bixiyey dawlada cadawga ah ee emarate carab,si kastaba ha noqotee dhibaatada ay xabishidu ku hayso umada soomaaliyeed waa mid ay indhaha ku hayaan dawladaha reer galbeed ah ee sida doqonimada ah u taageera xabashida,. ugu danbayn faatahaada uu wabiga shabeele ku sameeyey  gobolada uu maro ma ahan kuwo iska yimid ee waa fal ay ka shaqaysay xabashidu, waxaana hubaal ah in 55 bari ka dib  uu wabaigu guri doono taasoo ay xabashiduxiri doonto biyihiisa.

Halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelada dadkii walaalaheen ahaa ee ku dhintay baladwayne  iyo gobolada kale ee dalka soomaaliya, waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idin ka siiyo ,ayagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :