asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

hablayo dhalashada nabi muxamad csw

dhalashada-nabiga-csw-e14814642592901Hamabalyo,  waxaa dunida muslimka ah ka socda munaasabado badan oo lagu waynaynayo dhalashada nabi muxamad csw, nabigeena muxamad csw ayaa dhashay bishii 12 rabiicul awal oo ku baagan maantay, nabi moxamad csw waxa uu ahaa midka u khayr badan inta ilaahay khalqay, waxaana uu rasuul loo soo diaray dunida oo dhan, umada soomaaliyeed waxaa ay si wayn uga qayb qaateen maamuuska iyo waynaynta mawliidka nabiga csw, meelkasta oo ay soomaalidu ku nooshahayna waxaa lagu qabtay ixtifaalka mowliidka, dhalasha nabiga csw waxaa ay umada muslimiinta ah uga dhigan tahay maalin farxadeed, halkaan kuma sookoobi karno goobaha iyo magaalooyinka lagu qabtay ixtifaalka mawliidka nabiga csw waxaansa idiin soo gubinaynaa mid ka mid ah magaalooyinka laga xusay moqliidka daawasho wacan,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :