asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

maraykanku muxu ku aami karaa? muxuuse ka aamin san yahay haweenkaas ?

haween soomaliWadanka maraykanka  waxaa ku sii kordhaya haweenka soomaalida ee ka qayb galaya siyaasada maraykanka, haweenkaas oo markoodii hore qoxootinimo ku tagay dalka maraykanka, haweenkaas u suxul duubayaa dhexgalka siyaasadaha maraykanka ayey la noqotay inay magac iyo muunad ku helayaan hawshaay ku dhaqaaqeen,in haweenkaas ay ka qayb galaan siyaasada maraykanka waxaa ku dhiiri galiyey kumaaankum haween soomaali ah oo ku nool maraykanka, haweenka soomaaliyeed ee ku nool maraykanka ayaa aaminsan inay dalka maraykanka wax ku lee yihiin, talaabada ay haweenka soomaaliyeed ku dhexboodayaan siyaasadaha maraykanka ayaa mid u baahan in wax badan la iska waydiiyo, gabdhahaas soomaaliyeed ee dhexgalay siyaasadaha maraykanka maxaa faaiido ah oo soomaalida ugu jira? gabdhahaasuna muxuu noqon karaa cawaaqibkooda danbe?, maraykangu muxuu ka aamin san yahay gabdhahaas, muxuuse maraykanku ku aamini karaa hablahaas? haweenkaasu ma yihiin dad wawayn oo ay wax uga bilaaban yihiin siyasadaha?, maxaase loo waayey rag soomaali ah oo ka mid noqda siyaasada maraykanka, sida cid waliba la socoto dalka maraykanku waa dal aad u wayn , waxaana uuna ka kooban yahay 50 gobol, tirakoobkiisuna waxaa lagu sheegay in ka badan 350 malyan, waa dal siyaasad ahaan iyo dhaqaalo ahaan iyo milatary ahaan u xoog badan, maraykanku waa dal cimri wayn oo ay taalo aqoon aad u badan , siyaasadaha iyo shuruucda dalka maraykanka waxaa ay taalaa white houska , wixii lagu darayo ama laga badalayo waxa looga doodaa aqanka congresska, markii aan u soo noqdo hablaha yar ee soomaalida ah ee qooxiga ku tahay dalka maraykanka ee ka mid noqday siyaasadaha maraykanka mafilaayo inay wax ku soo kordhin karaan dalka maraykanka, mana filayo inay magac iyo muuno ku heli doonaan, waxaase laga yaabaa inay dhibaato fara badan ay u gaystaan umada soomaaliyeed,waxaa laga yaabaa in maraykanku uu hablahaas u soo adeegsado inuu kula dagaalamo hidaha iyo dhaqan iyo diintooda islaamka, marar badan waxaad maraykanka ku aragteen haween isuu ekaysiiyey muslimiin oo meel fagaare rag salaad ku  tujinaya, haween badan oo soomaali ah oo ku nool maraykanka ayaa la dhacsan gefka loo gaystay diinta islaamka, sida xaqiiqada ah waxaa dalka maraykanka ku nool kumaankum haween soomaali ah oo gabi ahaan isaga tagay hidahoodii iyo dhaqankoodii iyo diintoodii, hadaba maxaad ka filaysaa kuwo dhexgalay arimaha siyaasada, qoraalkaygu waxa uu jawaab u yahay mid ka  mid haweenka soomaaliyeed ee ka mid noqday arimaha maraykanka ayaa idaacadaha ka sheegtay inay qabatay wax uusan ragu qaban karin taasoo ay ula jeeday inay ragga soomaaliyeed ay ka karti badan tahay, anaga waxaa ay ila fiicnaan lahayd in haweenkaasu ay guursadaan oo ay ka fakaraan mustaqbalkooda danbe,isagana dhex baxaan  badwaynta ay dhexfariisteen,hadaba sida uu maraykanku u arko hablahaas soomaaliyeed ee qoxootiga ah waxaa horay uga dhawaajiyey madaxwaynaha maraykanka donald trump, si kastaba ha noqtee soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa(naftiisgabe naf kale ma kal kaalo) hablaha iyo raga soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay inaysan ku mashquulin dal aysan lahayn, waa inay marka hore soo qurxiyaan dalkoodii ay ka yimaadeen, markaan ayey cid kale wax tari karanaan, ugu danbayn umada soomaaliyeed waxaan kula talinayaa inay ka taiyaan ayaaha dalkooda iyo dadkooda, waa inay iska daayaan qarawga iyo calwasaadka iyo dhalanteedka, waana inaysan caruurtooda iyo haweenkooda gaynin wadamo shisheeye.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :