asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

tacsi faadumo faarax qooJe

tacsIInaa lillahi wa inaa hay raajicuun, waxaa xeryaha qoxootiga xagardheer ku geeriyootay marxuumad faadumo faarax qooji, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabdii iyo awlaadii ay ka baxday, khasatan waxaa tacsi u dirayaa dhamaan caruurtii ay ka tagtay oo ahaa ilmo nabadoon jaamac nuur waxaan lee yahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, ayadana janadii fardowsa allaha ka waraabiyo. aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :