asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

Wax ka baro ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed

hidaha iyo dhaqankaDal walba iyo dadwalba oo duna ku nool waxaa ay lee yihiin  hido iyo dhaqan iyo af u gooni ah, dadka  somaaliyeed waxaa uu lee yahay hido dhaqan iyo af u gooni ah, hidaha iyo dhaqanku waxaa uu isgu jiraa dhawr qaybood oo kala duwan, hidaha iyo hab dhaqanka soomaalidu waxaa uu ku salaysan yahay diintooda islaamka, sida guurka iyo ku dhaqanka shareecada islaamka, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka waxaa ay ku salaysan yihiin dhaqanka wanaagsan iyo isdhexgalka bulshada, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanku waa wax ka tarjumaya nabad galyada waxaana lagu hormariyaa suugaanta  afka soomaaliga, goobaha ay ka dhacaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka waxaa ay caan ku tahay inay yimaadaan abwaano badan oo xambaarsan suugaan badan, hadaba maantay waxaan idiin soogudbinaynaa qaar ka mid ah ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaalida ; daawasho wadan.

\

ciyaartaan waxaa lagaciyaaraa gobolada woqooyi


ciyaartaan waxaa lagaciyaaraa gobolada woqooyi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :