asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

xabashida oo dagaalkii ugu xumaa ku soo qaaday dalka iyo dadka soomaaliyeed

Dawlada I thoobiya biyaxireenSida cid waliba la socoto umada soomaaliyeed iyo xabashidu waxaa ay dagaalamayeen mudo aad u dheer, dagaalkooduna waxaa uu ku salaysnaa gardaro marwalba ka imaanaysay xabashida, dagaalka u dhexeeya xabshi iyo soomaali waxaa uu bilowday taariikhda ilamku markii ay ahayd 661dii taariikhda hijriyada, taariikhda miilaadiguna waxaa ay ahayd 1239kii, dagaalkaas waxaa uu socday 780 sano, intii ay soomaali iyo xabashi dagaalamayeen ma jirin halmar oo ay xabashi guulaysatay, dagaalkii dabada dheeraa ee u dhexeeyey xabashi iyo soomaali waxaa basaasiin ku sii shubay gumaysigii reer yurub ee qaynigii 18 aad qabsaday qaarada africa, waxana ay taageero doqonimo ah lagarab istaageen xabashida, waliba ayaga oo dhul iyo dad soomaaliyeed ku wareejiyey xabashi. 1991dii ayey reer galbeed u suuro gashay inay dumiyaan xukuumadii ka jirtay dalka soomaaliya, ayagoo adeegsanaya xoogag nacasyo ah oo soomaali ah, ujeedada ay dawladaha reer galbeed u jilaafeeyeen dalka soomaaliya waxaa ay ahayd mid ay xabashi ugu hiilinayeen, dawladii soomaaliya markii duntay  xabashi waxaa ay halkeedii ka sii waday xasuuqa shacabka soomaaliyeed, malayiin ruux oo soomaali ah ayey xabashi dishay intii u dhaxaysay 1991kii  ilaa 2019, mana jiraan cid ka hadashay, hadaba sanadkaan xagee xabashi ay uga soo duushay dalka iyo dadka soomaaliy, maamulka xabashida ayaa qaaday duulaankii ugu fool xumaa ee ay umada soomaaliyeed ku soo qaadaan, maamulka xabashida ayaa leexiyey biyihii labada wabi ee shabeele iyo jubba, xabashida ayaa labadaas wabi ku samaysay laba biya xireen oo waawayn, ujeedadooduna waxaa waxaa weeye inay umada soomaaliyeed kala dagaalamaan nolosha iyo dhaqaalaha, labadii wabi ee soomaaliya ugu waawaynaa ayaa bilaabay inay qalalaan, dad badan oo beeraley ahaa oo ku tiirsanaa wabiyadaas ayaa isaga hayaamay beerahoodii, xabashida ayaa biyihii laba wabi ka dhigatay mid ay kula dirirto dalka iyo dadka soomaaliyeed, fatahaadii ka dhacaday baladwayne  waxaa ay ahayd mid ay ka danbayasay xabashi ka dib markii ay soo fasaxday miyo aad u badan oo ay horay uga xirtay soomaaliya, hadaba biya xireenada ay xabashidu ka dhistay labada wabi ee shabeele iyo jubba ayaa ah mid waxyeelo badan u gaysan kara dalka iyo dadka soomaaliyeed, gobolada ay maraan wabiyadaas oo kala ah hiiraan iyo dhabeelada dhexe iyo shabeelada hoose iyo gedo iyo jubada dhexe iyo jubada hoose ayey ka muuqataa samaaynta biyaxireenada xabadhidu gaysteen, hadaba maxaa la gudboon umada soomaaliyeed? waxaa la gudboon umada soomaaliyeed inay la dagaalamaan xabashi, maxaa yeelay xabashidu waxaa y ku soo duuleen naftooda, xabashi ma xishooto, xabashi iska dhicin ayey wax ku maqaashaa, soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (dameer iyo xabshi daydkii u dhow ayey daaqaan), qof soomaali ahi yuusan darisnimo uga fadhin xabashi, hadaba waa in la jaraa cilaaqaadka beenta ah ee xabashida lala laayahay, waa in la joojiyaa daroogada ay xabaishu u dhoofiso soomaaliya, waa in xabashi laga mamnuucaa inay cagaha soo galisu dalka soomaaliyeed, waa in qofwalba oo soomaali ahi uu u xaydtaa dagaal ka dhan ah xabashi, waa in emarete dalka soomaaliya laga mamnuucaa, waa in china laga fiirsadaa  heshiiskooda, biyaxireenka lagu go,doominayo dalka soomaaliya waxaa dhisay china, waxaana maalgaliyey doqomada carbeed, ugu danbayn umada soomaaliyeed waxaa ay awood u lee dahay inay la dirirto cidkasta oo dalkooda ku soo xadgudubto, waxaa taas marqaati ah sida ay soomaalidu u halaajiyeen duulaanadii qaawanaa ee gardarada ahaa ee 10kii qarni ee la soo dhaafay lagu soo qaadayey dalka soomaaliya. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :