asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

baaq nabadeed oo loo diray colaada af barwaaqo

afbarwaaqoWaxaa dagaalo ay dad ku dhinteen uu ka degaano hos taga degmada afbarwaaqo, dagaalkaas ayaa u dhexeeya beelo walaalo ah oo degaanaas wada dega, dagaalkaas waxaa uu gaystay dhimasho iyo dhaawac ,dagaalkaas waxa aad uga xumaaday dhamaan wax garadka degan gobolka mudug, dhamaan wax garadka iyo siyaasiinta iyo culumada iyo ugaasyada iyo salaadiinta ku dhaqan dalka iyo dibada waxaa ay ku baaqeen in si degdega ah loo joojiyo dagaaladaas, wax walbana waa in lagu xaliyo wada hadal, waxa hada socda abaabul lagu doonayoin lagu damiyo colaada ka aloosan bariga gaalkacyo. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :