asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

dad badan oo shacab ah oo lagu qarxiyey Ex Kootarool

ex contorolInaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun ,waxaa kontarolka laga soo galo  magaalada muqdisho ee loo yaqaano Ex Kootarool lagu xasuuqay dad badan oo shacab ah oo aan waxba galabsan, gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyey miinooyin ayaa lagu  qarxiyey Ex Kootarool, xiliga lagu soo beegay qaraxaha ayaa ahaa waqti ay kontorolka ku sugnaayeen gaadiid badan oo siday dad shacabka  oo  qaarkood muqdisho galyeen qaarkoodna kabaxayeen, waxaa kale oo koontarolka ku sugnaa dad ganacsi ku haystay iyo howl wadeenadii kontarolka, qaraxaas waxaa uu galaaftay nolosha in kabadan 100 ruux, waxaana ku dhaawac may in kabadan 150 ruux, qaxaan waxaa sidoo kale galaaftay arday badan oo saarnaa gaadiiskaas, qaraxaas waxaa gaystay dad cadaw ku ah umada soomaaliyeed, qaraxaan waxaa fududeeyey oo hadana ku farxay shaqsiyaadka danaystayaasha ah oo soomaali ah oo mucaaradka ku ah dawladnimada soomaaliya, qaraxaan maantay ka dhacay  Ex Kootarool waxaa uu la nooc ahaa qarixii 10kii oktoobar 2017kii ee shacabka badan lagu xasuuqay ,qaraxaan maanay dhacay shisheeyaha lugta ku leh ee la hubo inay ka suurtawdo waa  dawlada yar ee cadawga ah emarete carab, iyo  maafiyada dhexdegan xarunta xalane, si kastaba ha noqotee waxaan halkaan tacsi tiiraanyo uga diraynaa ehelada dadkii ku dhinatay weerarka bahalnimada ah ee lagu qaaday x kontarol, waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, intii dhaawacantayna allha caafiyo, intii ku xoolo waydayna ilaahay meelka ha uga sahlo. aamiin 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :