asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

emaradku maxay ka ogaa yeen afaadii ka dhacay ex- kontarol ?

emirates terorISTDawlada yar ee emaraku waxaa ay dagaal aan gabasho lahayn kula jirtaa dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana ay dalka iyo dadka soomaaliyeed u gaysatay dhibaatooyin aad u fara badan , waxaa ay dhaqaalo badan ku bixisay sidii ay dhanwalba uga cuuryaamin lahayd dalka soomaaliya, emaradku waxaa ay ku habsadeen qaarka mid ah dekadihihii soomaaliya, waxaana ay qoondo uga ogaaleen xabashi, emaraku waxaa au gudaha soomaaliya ka qorteen ciidamo caloosha u shaqystayaal ah,emaradku waxaa ay ka shaqeeyeen inay isku diraan shacabka soomaaliyeed, emaradku waxaa ay jeebka gashadeen shaqsiyaad somaali ah oo liita oo ay u doonayaan inay ku jilaafeeyaan horumarka soomaaliya,ematareku waxaa ay gudaha soomaalaiya soo galiyeed hub aad u badan oo isugu jira hubka fudud iyo midka culus iyo qalabka wax lagu qarxiyo, emareku waxaa ay u jeesteen inay umada soomaaliyeed u dideen inay nabadgalyo ku noolaadaan, 2017dii markii emaratka laga cayriyey muqdisho waxaa ay ku guulaysteen inay fuliyaan qarixii 14kii oktoobar ee ka dhacay soobe, emarateku waxa kale oo ay soomaaliya ka fuliyeen dilal qorshaysan,emarate qaraxyada ka dhaca soomaaliya %100 waxaa fuliya dad ayaga u shaqeeya, waxaa jiray qaraxyo badan oo ka dhacay suuqyo iyo hoteelo waxaa ka danbeeyey ematadka carabta, qarixii u danbeeyey ee ka dhacay e kortarol ee shacabka soomaaliyeed ku dhamaadeen waxaa si toos ah uga danbeeyey emaradka carabta, taasina waa cadahay, dawlada qadar laftigeedo dhibaatooyin aad u badan ayey ku haysaa dalka soomaaliya, waxaa ay gudaha soomaaliya xidido badan ugu duugtay ururo diimeeyo argagixiso ah, sidoo kale dawlada sucuudigu dalka soomaaliya waxaa ay waligeed ku haysay lugooyo aad u wayn, walia waa ku haysaa, dawlada sucuudiga 1974tii waxaa ay gudaha soomaaliyaku abuurtay urur diimeedko argagixiso ah oo wata caqiido faasid ah, 35 sano ka dib ururadii agagixisada ayaa sidii uu sucuudigu rabay uga shaqayna gudaha soomaaliya, si kastaba ha noqotee waxaa is waydiin mudan waxa ka lifay in dawlada yar ee emarete ay dagaal aan gabasho lahayn ku qaado dalka iyo dadka soomaaliyeed, hadii aan dhan walba ka baaray waxa ay ila noqotay in imaredku uu fulinyo wax ay ka xishoodeen dawladaha waa wayn ee reer galbeedku, maxaa yeelay dhaqanka ematarku waxaa uu ka tarjumayaa dhaqamadii reer galbeedku ay sida indha la,aanta ay marwalba xabashida ula saftaan,imaaraadkuna waa kuwa dekadaha soomaaliya la jeclaaday xabashi oo yiri %23 ayaa dekada soomaliya ka siinayaa xabshida, sidoo kale emarku waa kuwa xabashida u dhisqay  biyo xireenadii lagu leexsaday biya labada wabi ee juba iyo shabeele, taasoo ay taldeeda lahaayeen ematadku, ujeedada ay emarate falkaas ugu dhaqaaqeen waxaa ay ahayn inay ku cunaqabteeyaan dadka soomaaliyeed iyo inay ku raali galiyeen dawladaha reer galbeedka ee taagera xabashida, ugu danbayn dawlada yar ee emaradku waa cadow aan sharafa lahayn waa inay umada soomaaliyeed iska ilaalisa, waxaa kalee oo muhiim ah in shaqsiyaad soomaalida ee emaradka ku xiray in la laayo, waana in dalka laga cayriyaa safiirka dalka soomaaliya u jooga emaretka. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :