asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

jarmalka bari dhibaato intee le,eg ayuu u gaystay umada soomaaliyeed

germany war 1977 easta africaTan iyo intii ay  umada soomaaliyeed deganayd dalka loo yaqaano soomaaliya waxaa duulaamo gardaro ah ku soo qaadayey umado badan oo shisheeye ah oo doonayey inay ka xoogaan dalkoooda barwaaqada ah, umadaha ku soo duulay dalka soomaaliya waxaa ay isugu jireen carab iyo cajab, dhamaantoodna waxaa ay umada soomaaliyeed ula dagaalameen si cadawtinimo ah, dagaal walba oo dhexmara cadawga iyo soomaalida waxaa ay guushu ku raacaysay umada soomaaliyeed, taariikhaha laxasuusto ee dagaaladii ugu foolxumaa ee soomaalidu lagashay shisheeyihii ku soo duulay waxaa uu dhacay taariikhdu marlaga joogo 8 qarni ama 800 00 sano, dagaalkaas waxaa umada soomaaliyeed ku soo qaaday xabashi iyo xulufo gaalo iyo carab isugu jira, waxaana goobtii lagu dagaalamay uu jab iyo fool xumo ka raacday kuwii soo duulay, dalka soomaaliya umadahii ku soo duulay ee halaagsaday waxaa ka mid ahaa bootaqiis iyo giriig, xabashi ,ingiriis ,talyaani, ruush, kuubo, yemen, liibiya jarmalka bari, shisheeyahaasu ma ma mahdin duulaankii ay soomaaliya ku soo qaadeen, hadaba maantay waxaan doonayaa inaa wax ka ifiyo dulaankii qaawanaa ee uu jarmalku ka gaystay dalka soomaaliya, 1977 dii jarmalka bari waxaa uu ka mid ahaa dawladihii ee ka qaybqaatay dagaalkii u dhexeeyey xabashi iyo soomaali, jarmalka bari waxaa ay hiil iyo hoo la garab istaageen xabashi, jarmalka galbeed wax lug ah kuma lahayn duulaankaas gardarada ah, 1977dii hogaamiyaha  ka talinayey jarmalka galbeed waxaa uu ahaa erich honecker kaasoo saaxiib dhow lahaa hogaamiyahii cadawga ahaa ee fidel castro, hadaba taariikhdu ma duugoowdo,umada soomaaliyeed si wayn ayey ula socotaa cid kasta mar hore iyo mar danbe wax u dhibtay, jarmalku markii uu midoobay waxaa uu xiriir adag la samaysat dalka soomaaliya, waxaana uu soomaaliya ka iibin jiray saanada ciidamada booliska soomaaliya, hubka iyo gawaarida booliska waxaa laga keeni jiray dalka jarmalka, waxaa iswaydiin mudan halka ay umada soomaaliyeed ku iloobeen hagardaamadii balaarnayd ee uu jarmalka bari u gaystay soomaaliya, in ka badan 5 malyan oo ruux oo soomaali ah ayaa ku wax yeeloobay  duulaankii ay xaqbashi iyo reer yurub iyo carabi ku soo qaaday dalka iyo dadka soomaaliyeed, dawladihii xligaas gardarada ugu hiilinayey xabashi ayaa maantay doonaya inay soomaaliya la yeeshaan xiriir diblomaasi, umada soomaaliyeed ma jecla inay wax xiriir ah yeeshaan dawladihii ka qaybqaatay dagaalkii xabashi looga xoraynayey gobolka soomaali galbeed, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed waxaa ay dib u eegis ku samaynaysaa xiriirka jaramalka kala dhexeeya, waxaa kaliya ee ay umada soomaaliyeed iyo garmal isugu soo dhawaan karaan ayaa ah jarmalka  oo raali galin ka bixiya lugtii uu ku lahaa dagaalkii 1977, iyo jarmalka oo  magdhow ka bixiya malaayiintii ruux ee ay laayeen dayaaradaha reer yurub, ugu  danbayn shacabka  jarmalku iyo shacabka soomaaliyeed midba midka kale waa og yahay, waxaana ay isu og yihii sida shacabka ruushku  iyo shacaba soomaaliyeed isu og yihiin, soomaalidu waxaa ay tiraahdaa( mar idage allaha dago, mar labaad idagana allaha idago) umada soomaaliyeed hada waa soo jeedaa, waxaana ay diyaar u tahay inay ka fal celiso kuwa faraha kula jira soomaaliya iyo kuwii horay wax u farateeyey. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :