asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

kansarka soomaaliya kajira sow bbc iyo voa ma ahan ?

bbc voaSanado badan waxaa dalka soomaaliya hayey cudur aysan fahmin umada soomaaliyeed oo u diiday inay helaan nabadgalyo  iyo dawladnimo, laanta afka soomaaliga ee bbc iyo voa waxaa ay umada soomaaliyeed ku noqden kansar, wararka baxa labaas idaacadood waxaa ay u taagan yihiin dulmi iyo isku dir iyo dumin iyo dawladiid iyo taageero argagixiso iyo buunbunin qabyaaladeed iyo diinta islaamka oo ay cayaan iyo dumar iyo caruurta oo ay fasahaadiyaan, barnaamijyada ka baxa labaas idaacadood waxaa soo diyaariya shaqsiyaad liita oo cadaawad fog u qaba dalka iyo dadka soomaaliyeed, labaas idaacadood waxaa ay xarun u yihiin soomaalida intaliidata sida kuwa diintaka baxay  iyo kuwa mucaaradka ku ah dawlada soomaaliya iyo kuwa  iibsaday badihii soomaaliya iyo argagixisada oo dhan iyo soomaalidiidka, iyo kuwa u shaqeeya shisheeyaha , iyo danbiilaaysha iyo qabyaaladiistayaasha, iyo haweenka isqaawiya, iyo ciyaalka suugaanta qaribay, iyo daroogistayaasha, shayaadiin qurbaha nolosha uga dhacay iyo wadaad xumaha , labaan idaacadood ee bbc iyo voa waxaa ay si toos ah u taageeraan cid kasta oo cadow ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, warkasta oo ka baxana idaacadahaan waxaa uu niyadjab ku ridaa shacabka soomaliyeed, idaacadahaan  voa iyo bbc waxaa iska leh dawlado shisheeye oo aan raali ka ahayn inay soomaaliya nabad noqoto, bbc waxaa iska leh dawlada britain waana dawladii dalka soomaaliya 5 ta waaxood u qaybisay,britain waa dawladii NFD u gacan galisay kenya, britain waa dawladii soomali galbeed xabashi u gacan galisay, britain wadawlada hargaysa lacagta u soo samaysay, britain waa dawlada dalkeeda ku marti qaaday koofurtii soomaaliya oo 5 madaxwayne leh, voa waxaa iska leh maraykan,dawlada maraykanka iyo umada soomaaliyeed iska yaqaanaan, maraykanku asagaa yaqaan soomaali, lakiin umada soomaaliyeed ma taqaano maraykan, umada soomaaliyeed iyo maraykanka waxaa isugu horaysay 1992dii xiligaas oo uu maraykanku ka mid ahaa ciidamadii nabadilaalinta ee amisom, hadii aan dib u barnay taariikhdii uu qofkii u horeeyey ee soomaali ahi uu arko qaf maraykan ah waxaa ay ahayd 1950kii xiligaas oo kambaney maraykan ahi uu shidaal ka baarayey soomaaliya, marka manaqaano wax aan ka sheegno maraykan maxaa yeelay manaqaan maraykanku taariikh  kuma lahan dalka soomaaliya, waxaase jira in hada maraykanku uu diyaarado la dhacayo shacab soomaaliyeed oo aan hubaysnayn oo ku sheegay argagixiso, hadaba idaacada ku hadasha afka soomaaliga ee uu maraykanku lee yahay ee voa umada soomaaliyeed waxaa ay ku haysaa dhibato dhan walba ah, telefishinka voa waxaa uu ceeb ku yahay  dhaqanka iyo sharafta umada soomaaliyeed, ugu danbayn sanadihii tagay dalka soomaliya waxaa dhibaatadii u waynayn ku hayey bbc iyo voa, ugu danbayn umada soomaaliyeed waa ugadigayaa inay ka fogaadaan dhagaysiga bbc iyo voa, dawlada soomaaliyana waxaa ku boorinayaa inay hawada ka xirtaa labaas idaacadood ee kala ah voa iyo bbc ,labadaas oo kansarka ku noqday dalka soomaaliya. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :